Monthly Archives: December, 2011

spot_imgspot_img

Suldaanka Guud ee Beelaha Habarjeclo oo cayimay wakhtiga qabsoomidda gogol-nabadeed oo u fidiyey beelaha Buuhoodle

Hargeysa (SLpost)- Suldaanka guud ee beelaha Habarjeclo Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali oo 13-kii bishan iclaamiyay gogol nabadeed oo uu u fidiyay beelaha Buuhoodle ee...

XOG IYO XAQIIQO: Waa Been In Dadka Hargeysa Loo Tiriyey Beelbeel?

Waxaa ilaa bishii hore, aad iigu soo noqnoqday su’aalo ku saabsan war ku-tiri kuteen ah oo aan la yaabay sida loo fidiyay. Warkaasi wuxuu...

Gaboose: Siyaasi Ku Fashilmay Siyaasadda

Waxan maalmahan warbaahinta ku arkayey Dad amaanya Dr. Maxmed Cabdi Caboose Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Xukuumada Madaxweyne siilanayo, dadkaasi amaanyey Gaboose waxanay ku...

Gaboose Oo Samaystay Shaqaale Ammaantiisa Qora + Mushahar Fiican

Waxaan salaam qaali ah u dirayaa dhamaan ummada Somaliland meel kasta oo ay joogaanba. Aniga oo ah dadka aadka uga war haya hawlaha siyaasadda Somaliland,...

SOMALILAND IYO DABINKA LA DAGAALLANKA ARGAGIXISADA IYO BUDHCAD-BADEEDDA… MIYAY DALAQ ODHAN?! MISE DOC BAY UGA JOOGSAN?!

Argagixisada iyo budhcad-badeeddu waa laba belaayo maanta dunidan aynu joogno caan ka ah, waana laba cadow oo in lala dagaallamo iyo in laga hortagoba...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda iyo Madaxtooyada oo Safar shaqo ugu kicitimay dalalka Masar iyo Kenya

Hargeysa, (SLpost)- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. Maxamed C/llaahi Cumar oo uu wehelinayo Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane, Xirsi...

Axmed Siilaanyo oo Maareeyihii hore ee Xukuumaddii UDUB dib ugu magacaabay Dekedda Berbera, guddoomiye ku-xigeen-na u magacaabay gobolka Maroodi-jeex

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliand Md. Axmed Siilaanyo ayaa maanta laba degreeto oo kala duwan ku xilal ugu magacaabay Maareeyaha Dekedda Berbera iyo ku-xigeenka Gobolka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img