HomeGaboose: Siyaasi Ku Fashilmay Siyaasadda

Gaboose: Siyaasi Ku Fashilmay Siyaasadda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waxan maalmahan warbaahinta ku arkayey Dad amaanya Dr. Maxmed Cabdi Caboose Wasiirkii hore ee Arimaha Gudaha Xukuumada Madaxweyne siilanayo, dadkaasi amaanyey Gaboose waxanay ku fakarin labada arimood oo aa anigiaga iyo in kale oo badan uu uuqanta.

Oo marka 1-aad anugu waxaan GABOOSE u aqaanaa in aan jeclahna inuu dadkiisa wax taro, waayo aqoonta uu leehay waa mid Umada in loogu shaqeeyo oo si tabaruca loogu shaqeeyo u baahan, waxana aynu gosooonahay in uu GABOOSE yahay takhasusu dhinaca Neefaha ah, isla marknaana aan si daacad ah umadaasi ugu shaqayn Cilmiga uu leenahay ugu faa’iidaysta dantiisa.

Hadii iminka aad tagto meesha uu wax ku daweyn jiray, waxa dadku Sasaf iyo Kuyoo ugu hiraan bilo ama 45 cisho iyo in ka badan, hadii aad Buxaan tahay oo aad  Nueerfisyada ka canayasid inaa DR.GASBOOSE la kulanaa waxay ku qaadanayaa Bi lama ka badan, taasina waxay markhtaasi ma doon u tahay inaanu Gaboose dadkiisa daacad u ahay.

2-AAD. GASBOOSE , waxa uu ku fashilmay Wasiirnimadii wakhtigii Xukuumadii Madaweyne Cigaal, wax ala oga in wakhtigaasi Xil kanimo daro aawadeed Madxweyne Cigaal xilkii ka qaaday.

Waxa uu hada dib ugu noqday farsasigi si uu hada ugu soo Xoogsada, waxa la gaadhay 2001dii oo la qabtay doorashadii Dawladha hoose waxa uu furtay Urukii SAHAN l odhan jiray  isna wuu ku dhacay.

Hada waxuu ku noqday Farmasigii, waxan la soo gaadhay 2008dii oo u Urur Furtay wa QARANee, waaa tii la xidhay ee Xabsiga oo Qaxwaha ku dhex cabyey mudada.

La soo daaa, KULMIYE iyo Xaaji Siilaanyuu la Heshiiyey. Si wanaagsan ila shaqeeyey.

2010dii KULMIYE guulsay SIILAANYO Madaxweyne noqay, markaasuu Wasiire Daakhile la dhagay, ilayn Guul daraduu Garab u yee Fashiladiisi ayaa halkii ka bilaanatay.

Wuxuu ku fashilmay Xilkiisii waxana uu yidhi “ puntlan inay Dhulka somaliland soo gashaa  waa arin wanaagsan Guul iyo Khayr iyo wanaaga ayey Buudaale u yidhaadee, waa Nasiib daroo ugu weynd WAsiirkuu daakhilaga Somaliland oo dalkiisi ku soo dhweynaye Cadoggii uu ka dagaalmi lahaa.

Waxa 2010kii Gubstay Guryo badan oo ku yaal Xaafada News Hargeysa waxa uu GABOOSE yidhi reer News Hargeysa isyaaga is gubaya.

Hadla xumadaa waxa u dheeraa Ficilo xun xun oo aan nin Wasiir ahi samayn, Si weyna wuu ugu fashilmay dhamaan SXilalkaasi.

Gababagii Dee hadaan la doonayn in arinku Noqdo “ SOMALIDU NINKAY MAQASHA KALA QUUSATAY GEELA U DIRAAN” intaan xaalku sidaa noqon Gaboose runta ha loo sheegeoo iska naso oo dadka inaga Buka inoo dawee hala yidhaa.

FIIRO GAAR AH, Ogow tani waa ragti aniga uu gaar ah, cidna kuma matalo, Wax Cadaawad ahna si shaqsiya GABOOSE uguma hayo ee Siyaadasisa ayuunbaan dhaliilsahanay.

WALAHU WACALAM.

Qorone Saalax Cali.

Hargeysa/Somaliland 
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories