HomeGaboose Oo Samaystay Shaqaale Ammaantiisa Qora + Mushahar Fiican

Gaboose Oo Samaystay Shaqaale Ammaantiisa Qora + Mushahar Fiican

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waxaan salaam qaali ah u dirayaa dhamaan ummada Somaliland meel kasta oo ay joogaanba.

Aniga oo ah dadka aadka uga war haya hawlaha siyaasadda Somaliland, aad iyo aadna u og saxaafadda iyo hawlaheeda ay qabato.

Waxaa muddoyinkii u dambeeyey ee uu gaboose ku dhawaaqay urur siyaasadeedka aad u soo batay maqaalo lagu amaanayo, kuwaas oo raga soo qora aanan hore u arag maqaalo ay leeyihiin balse ku cusub shaashadaha afkaarta lagu qoro isla markaasna aad uga aradan hanaan qoraalka iyo sida wax loo qoro.

Waxaanad dareemaysaa inaanu ahayn qofkan wax soo qorayaa mida hore wax u qori jiray balse uu yahay mid hada bilaabay isla markaasna waxaa kuu cadaanaysa inuu qof kaliya ama laba qof yahay waxan cida soo qoraysaa.

Waxaa rag xogoogaal ahi ii sheegeen inuu gaboose lacag u qoray shakhsiyaad isaga amaana isla markaasna caaya oo aflagaadeeya siyaasiyiinta loolanka kula jira ee shaashadaha ku haysta.

Taasi waa guuldarro iyo kalsooni darro uu muujiyey gaboose isagoo laba cisho tartanka usoo banbaxay waxaanan leeyahay waar bal horta intaydaan wax amaanin ee aydaan gaboose waxba ka qorin sida wax loo qoro barta isla markaasna kala duwa maqaaladan oo u ekaysiiya wax dadbadani qoreen.

Teeda kale aflagaadada cid gaar ah aad kula dul-kufteen waxay cadaynaysaa khiyaamadiina iyo inaad tihiin laba qof ama qof kali oo mushahar gaboose ugu qoray sidii ay hebel u caayi lahaayeen.

Maxamed Xuseen

Qaraami143@live.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories