Wacdaraha Xafladdii Maalinta Suugaanta Soomaalida Iyo Stockholm
Stockholm, (SLpost)- Maalintii sabtida ahayd oo ku beegnayd 19 November 2011, waxa uu Naadiga Akhristayaasha Stockholm ku qabtay magaalada Stockholm ee waddanka Sweden munaasibad aad u balaadhan oo loogu magac...
Somaliland:Foreign Minister acknowledges the need to forge new relationships
London has long been a favourite haunt of Somaliland’s political class and St James’s is an area that proves a magnet for those with...
Toddoba Qodob oo ku Jira Xog-Ururintii IRI oo daahfuraya Saamaynta ay xukuumaddu ku lahayd in daraasaddan la sameeyo
Hay’adda Maraykanka ah ee IRI ayaa gadhwadeen ka noqotay daraasad ay ka samaysay Magaalo madaxda Hargeisa iyo degmooyinka hoos yimaadda, iyada oo u wakiilatay...
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo wefti uu hoggaaminayo oo soo-dhawayn aan loo kala hadhin kala kulmay dadweynaha Gobolka Saaxil
Berbera, (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbul-xaakimka KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Wakiillada kaga jira xisbiga, garabka haweenka...
Bogga Tacsida Marxuum Maxamed Nuur (Indho-buur)
Madaxweyne ku xigeenka JSL, ahna ku simaha Madaxweynaha JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylic) waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii Asxaabtii iyo Shacbiga...
SUURIYA: Wiil da’ yar oo lagu hor toogtay ardaydii ay isku fasalka ahaayeen ka dib markii uu diiday inuu Taageero madaxweyne Asad
Dimishiq, (SLpost)- Waxa cirka isku shareeray Cadaadiskii saarnaa dawladda Suuriya ka dib markii qudha laga jaray Arday 15 jir ah. Dilka loo gaystay Maxamed Mulla...
WAR DEG-DEG AH: Seyf al-Islam Qaddaafi oo Gacanta lagu dhigay (SAWIRRO)
Tripoli, (SLpost)- Hoggaamiyeyaal sarsare oo ka tirsan milatariga dalka Liibiya ayaa shaaciyey inay gacanta ku dhigeen Saif al-Islam Gadhafi wakhti uu ku dhuumaalaysanayey badhtamaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

