HomeHaweenka isticmaala dawooyinka kimikalka ee la isku qurxiyo oo la sheegay inay...

Haweenka isticmaala dawooyinka kimikalka ee la isku qurxiyo oo la sheegay inay halis u yihiin xanuunada neerfaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Dhakhaatiirta aqoonta neerfayaasha ee dunidda ayaa sheegay in dawooyinka kimikalka ka samaysan ee haweenku jidhkooda gaar ahaan wajiga ku qurxiyaan u keenaan dhibaatooyin caafimaad oo dhinaca neefrayaasha ah. Sida baadhitaano tira badan oo laga sameeyay dalalka Maraykanka iyo Ingiriiska lagu ogaaday waxa dawooyinka kimikalka ah dadka isticmaala ay ku keenaan xanuuno kala duwan hasa yeeshee kuwa ugu darani waa kuwa loo isticmaalo maqaarka gaar ahaan wajiga oo keena xanuuno halis ah oo ku dhaca maqaarka iyo neer fayaasha. Warbixin caafimaad tii ugu danbaysay ee lagu qoray Magazine-ka loogu yeedho Health and seines  kiirimo badan oo haweenku ku qurxiyaan wajiga waxay leeyihiin ama ku lamaan maadooyin kimikal ah kuwaad oo ku keena qofku marka uu mudo isticmaalo inay la tagaan maqaar qaybo ka mid ah oo qolofta oo kale ah ama sida toxobta u saaran maqaarka oo ili-ma aragtay ah kaas oo jidhka ka difaaca falaadhaha qoraxda. Marka aadamiga uu ka lumo qaybta difaaca ee ilayska qoraxda ka ilaalisaa waxa uu si deg deg ah kulaylku u taaban karaa, qayba difaaca maqaalka ah oo iyagu ka samaysan dareere ku hoos jira ama u dhexeeya maqaarka iyo hilibka haddii ay burburto waxa ku yimaada qofka awood darni dhaxanta iyo kulalyka ah, waxa kale oo ku dhaca inuu noqdo qof neerfihiisu u nugul yihiin wixii dhibaato ah ee dibada ka soo waajahada.. si kastaba ha ahaatee waxa ay dhakhaatiirtani ku talinayaan in loo dhug yeeshoo waanadan caafimaad oo la iska ilaaliyo isticmaalka faraha badan ee dawooyinka kimikalka ka samaysan iyo kiriimada kala duwan. Waxa xusid mudan in wakhtigii lagu guda jiray daraasadan ay culimaddani ogaadeen kiriimyo badan oo walxo tira badan oo kimikal ahii ku jiraa.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories