Tag:Shirkadda Telesom
Maayarka Hargeysa oo raaligelin ka bixiyey Khasaare dowladda Hoose u geysatay Shirkadda Telesom
Hargeysa (SLpost)- Maayarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, Cabdikariim Axmed Mooge oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo gollaha deegaanka Hargeysa...
Xukuumadda Somaliland oo war ka soo saartay Cillad ku timi Adeegyada Shirkadda Telesom
Maamulka Shirkadda Telesom oo bulshada ka raalli-geliyay Cilladda ku timi Adeegyada ay bulshada u qabtaan oo ay sheegeen in...
Shirkadda TELESOM oo bulshada u soo bandhigtay Qiimo-dhimis baaxad leh
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom Ayaa Daaha ka qaadday Adeegyadda KAAFIYE oo ah AdeegAy Bulshaddu Si...
Shirkadda TELESOM oo Soo bandhigtay Adeeg Cusub oo Xal u noqon kara Hakadka Waxbarasho ee Covid-19
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom, ayaa maanta soo bandhigtay Adeeg cusub loogu magac daray TABSERA, kaasi oo ay...
Shirkadda Telesom oo Daahfurtay Adeeg Casriya Oo Lagu Magacaabo Xoogsade
Shirkadda Telesom iyo Hay’adda Maraykanka ee Horumarinta Afrika oo Si Wadda Jir ah u Daahfuray Adeegga Cusub ee Xoogsade Hargeysa...
Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi oo Bogaadisay Guusha Guddoomiyaha Shirkadda Telesom
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku hambalyeysay Guddoomiyaha Shirkadda Telesom Cabdikariim Maxamed Iid abaalmarin caalami ah oo...
Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo Maal-galisay Wejiga Labaad ee Mashruuca Daryeelka Carruurta La nool Cudurka Macaanka
Hargeysa (SLpost) Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa shalay daah-furtay wejiga labaad ee Mashruuca Caruurta la nool Cudurka...
Wargeyska New York Times Oo Wax Ka Qoray Kaalinta Uu Adeegga ZAAD Kaga Jiro Koboca Dhaqaalaha
Washignton (SLpost)- Xaaska Maal-qabeenka ugu hantida badan adduunka ahna mulkiilaha shirkadda Microsoft, Melinda Gate, ayaa warbixin ay ku daabacday...
Shirkadda Telesom oo Dhisme Cusub ku wareejisay Maamulka Jaamacadda Hargeysa
HARGEYSA (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta ee TELESOM, ayaa dhisme cusub oo ay u dhistay Jaamacadda Hargeysa si rasmi ah ugu...
Ninka ugu maal-qabeensan Dunida oo Shirkadda Telesom ku ammaanay Adeeggeeda Xawilaadda iyo Keydinta Lacagaha ee Zaad Services
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyhii hore ee Shirkadda samaysa Barnaamijyada Computerr-ada ee Microsoft, Bill Gates, ayaa shirkadda Is-gaadhsiinta ee TELESOM ku...
Shirkadda TELESOM Oo Maalgalisay Mashruuc Tijaabo ah oo Lagu daryeelayo Carruurta Danyarta ah ee La nool Xannuunka Macaanka
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee TELESOM, ayaa maal-gelisay Mashruuc lagu hirgelinayo Daryeel Caafimaad oo loo fidinayo Carruurta...
Shirkadda TELESOM oo $20,000 Ugu Deeqday Dhismaha Waddada Isku Xidha Berbera iyo Raari-buur
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa ka qayb-qaadatay dhismaha waddada isku xidha Berbera ilaa Raari-buur. Shirkadda...

