Tag:Dugsiyada Sare

42,519 Arday oo u Fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland – Tirada Ardayda oo Korodhay Afartii Sano ee u Dambeeyay

Hargeysa (SLpost)- Kumannaan arday oo ka kala tirsan fasallada 4-aad ee dugsiyada sare iyo fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe...

Somaliland: Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Dhexe iyo Sare Oo Si Rasmi ah uga Furmay Gobollada Dalka 

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 4aad ee Dugsiyada...

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Muddeysay Imtixaanka Shahaadiga ah Oo Ardaydii U Tira Badnayd U Fadhiisanayaan

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga uu bilaabmi Doono Imtixaanaadka...

Wasiirka Waxbarashada oo Soo Xidhay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Somaliland + Xog Muhiim ah

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa maanta si rasmi ah...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe ee Somaliland oo la soo Gebo-gabeeyey + Xogta Imtixaanka

MUXUU IMTIXAANKA SHAHAADIGA AH EE SANNAD-DUGSIYEEDKA 2021/2022 KAGA DUWAN YAHAY KUWII HORE? Hargeysa (SLpost)- Waxa maanta si Rasmi u soo...

Somaliland: Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe iyo Sare oo la shaaciyey

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo...