HomeSomali NewsSomalilandMadaxweyne Cirro Oo Magacaabis Cusub Sameeyey

Madaxweyne Cirro Oo Magacaabis Cusub Sameeyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2025 uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-036 /012025 uu ku magacaabay Agaasimeyaal Guud oo Cusub.
Magacyada masuuiyiinta la magacaabay iyo xilalka loo igmaday
1. Muniir Axmed Cigaal Faarax Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland.
2. Cabdishakuur Ismaaciil Xuseen Kaahin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada & Qoyska ee Jamhuuriyadda Somaliland.
3. Cabdirisaaq Axmed Gaas Faarax Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland
4. Cabdalla Maxamed Yuusuf Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Jamhuuriyadda Somaliland.
5. Dr Axmed Maxamuud Jaamac (Zaki) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Jamhuuriyadda Somaliland.
6. Cabdiraxmaan Xuseen Xaaji Xirsi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee Jamhuuriyadda Somaliland
7. Axmed Cismaan Jaamac Faarax Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland.
8. Siciid Muuse Xoosh Coofle (Rooble) Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland.
9. Aadan Jaamac Ducaale Barre Agaasimaha Guud ee Komishinka Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Allaa Mahad Leh
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories