HomeSomali NewsSomalilandHargeysa: Ujeeddada Kormeer Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaaftu ku maray Madarasadaha Qur'aanka Kariimka...

Hargeysa: Ujeeddada Kormeer Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaaftu ku maray Madarasadaha Qur’aanka Kariimka ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Diinta iyo Aw-Qaafta ee Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi,  ayaa kormeer uu xaaladda waxbarashada ugu kuur-galayo ku maray qaar ka mid ah madaariista Qur’aanka ee Magaaladda Hargeysa.

Ujeeddada kormeerkaas Wasiirka wasaaradda diinta iyo Awqaafta ayaa ahayd mid uu ugu kuur-galayo qaabka uu u dhaqan galay Manhajka Qur’aanka Kariimka ah ee ay wasaaraddu hirgelisay, waxaana Madarasadaha uu kormeeray ka mid ahaa Madarasadda Cabdilaahi Binu Cabaas, Ab-raar, Daarul Tawfiiq, Daarul-Huda iyo Maryama Bintu Cumraan.

Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed awasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, waxa sida manhanjkaasi uga socdo warbixin ka siiyay maamulka iyo macalimiinta madarasadahaas uu maraayay, waxaanay xuseen in mahajkaasi u socdo si haboon, isla markaana uu yahay mid kor u qaadaya aqoonta ardayda ee dhanka barashada diiniga ah.

Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed waxa uu in kor-meerkani noqon doono mid joogto, waxaanu bulshada ugu baaqay in ay ilaaliyaan oo daryeelaan Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah iyo kuwa Axaadiista oo aan lagu qubin meelaha aan nadiifta ahayn.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories