HomeSomali NewsSomaliland

Somaliland

spot_imgspot_img

“Madaxweyne Sidey isu Waafaqayaan Aqoonsigii aad December ballan-qaaadday iyo tallaabooyinkan nasiib-darrada u muuqda ee xukuumaddaadu ku kacayso” = War-saxaafadeed

Guddiga Hoodaale ee dalka UK oo shir deg-deg ah isugu yimi Isniintii shalay, ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo dhacdooyinkii u dambeeyey...

Dowladda Taiwan oo Somaliland U Soo Dirtay Khubaro ka caawinaya Tayeynta Ciidanka Ilaalada Xeebaha

Taliyaha Ciidanka Illaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Hurre Haariye, ayaa gelinkii dambe ee maata Dalka ku soo dhaweeyey saraakiil ka tirsan Golaha Arrimaha Badaha...

Shir Lagu Lafa-gurayey Xaalada Uu Marayo Xeerka Daryeelka Dadka Naafada Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargeysa, Baaqna Laga Soo Saaray.

“Wasaarada Shaqada iyo arrimaha bulshada ee Somaliland MESAF oo laashay xeerkii daryeelka dadka Naafada 2021,…….” Shir lagu lafa-gurayey xeerkii qabyo-qoraalka ahaa ee dadka Naafada Somaliland...

Somaliland iyo Ethiopia Oo Iska Kaashanaya Horumarinta Tacliinta Sare

Guddoomiyaha Guddida Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland Prof Xasan Cumar Halas, ayaa magaalada Addis Ababa kulan kula qaatay Masuuliyiin Sare Sare oo ka tirsan...

Xukuumadda oo Xabsiga Dhigtay Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed

Waxa maanta gelinkii hore xabsiga loo taxaabay Mujaahid Iid Jiciir Aw Axmed oo ka mid ah haldoorka magaalada Hargeysa. Mujaahid Iid Jiciir oo subaxnimadii Khamiista...

Xisbiga Kulmiye Oo Dardaaran U Sii Guntay Madaxweyne Cirro oo Safar Ugu Baxaya Ethiopia

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Technolajiyadda ee Somaliland Dr Abdiweli Suufi, ayaa ka hadlay socdaal maalinta Berri madaxweyne Cirro ugu baxayo...

Ismaaciil Yare oo U Caqli Celiyey Xukuumadda Curdinka Ah ee Madaxweyne Cirro

Hargeysa (SLpost)- La-taliyaha Arrimaha Amniga ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ka sheekeeyey dhacdooyin aanu hore uga warramin oo uu saxaafadda kala kulmay xilligii uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img