Latest News
Xukuumadda Somaliland Oo Iftiimisay Hadal-hayn ka soo Nogday Magacaabista Hoggaanka Sare ee Kuliyad Jaamacadeedka Burco
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa ka hadashay hadal-hayn ka soo noqotay Isbeddel maamul iyo magac-beddel lagu sameeyey Kuliyadda Caafimaadka Jaamacadda Burco. Wasiirka Wasaaradda...
Somali News
Tartanka Kubadda Cagta Bukaanada ku jira Sahan Mental Hospital oo Soo Jiitay Bahda Ciyaaraha
Xarunta lagu dabiibo dadka qaba xanuunka dhimirka ee Sahan Mental Hospital ayaa maanta lagu soo gebagabeeyey tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay kooxo laga soo dhex-xulay dadka ku jira xarunta, si loo dhiirrigeliyo caafimaadka maskaxda iyo isdhexgalka bulshada.
Qormooyin Khaas ah
Hubka Nukliyeerka ee Israel
Hubka Nukliyeerka ee IsraelHubka nukliyeerka ee Israel waa arrin si weyn looga doodo caalamka, sababtoo ah Israa’iil si rasmi ah uma qirto mana diido...
Somali News
Iran oo Ku Hanjabtay inay Weerarayso Xarunta Nukliyeerka Israa’iil
Sarkaal ka tirsan Millateriga Iran, ayaa sheegay in iskuday kasta oo Maraykanka iyo Israa'iil ay ku doonayaan in ay ku afgambiyaan maamulka Iiraan iyada...
Somali News
Maraykanka iyo Israa’iil oo Weerar ku Dilay Hoggaamiyihii Iran
Warbixin ku saabsan weerarkii Maraykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iran, kaas oo lagu dilay hoggaamiyihii ugu sarreeyey Iran, lana filayo inuu beddelo siyaasadda Bariga Dhexe.
Latest News
Madaxweyne Cirro oo ka Warbixiyey Safarkii Shaqo ee Imaaraadka Carabta iyo Ka Qayb-galka Shirkii Dawladaha Adduunka
Hargeysa — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Golaha Wasiirrada si rasmi ah uga warbixiyey safarkii shaqo ee isaga iyo weftigiisu...
Somaliland
Golaha Wasiirrada Somaliland oo Ka Shiray Abaarta, Amniga, Dhaqaalaha, Caafimaadka iyo Macdan-Qodista Sharci-darrada ah
Hargeysa — Fadhiga 53-aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kana qayb-galay Madaxweyne-ku-xigeenka Mudane...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

