Yearly Archives: 2025

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Jabuuti Oo Wasiirka Arrimaha Dibedda U Magacaabay Muwaadin Reer Somaliland Ah

Jabuuti (SLpost) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka, iyadoo xilka...

Maxaa Aamusiiyey Xukuumadda Somaliland?

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah warqad ugu diray dalka Mareykanka isagoo si indho la’aan ah ugu bandhigay in Mareykanku la wareego maamulka dekedda...

Danjire Bashir Good Oo Soo Bandhigay Fashilka Qorshe Ka Dhan Ah Aqoonsiga Somaliland oo Somalia u Gudbisay Maraykanka

Washington (SLpost)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ganafka ku dhufatay Qorshe xukuumadda taagta daran ee Soomaaliya ku doonayso inay kaga hortagto Aqoonsiga Dowladda Maraykanka. Xukuumadda Xasan...

Siyaasi Soo Bandhigay Dhacdooyin Laf-jab Ku Ah Dowladnimada Somaliland Oo Xukuumada Cirro Ku Kacday

Siyaasi Soo Bandhigay Dhacdooyin Laf-jab Ku Ah Dowladnimada Somaliland Oo Xukuumada Cirro Ku Kacday https://youtu.be/c0QVwC2qiBs

Fadeexado Ka Soo Ifbaxay 100-ka Maalmood Ee Xukuumadda Cirro iyo Shirqoolada Somaliland Loo Maleegay

Fadeexado Ka Soo Ifbaxay 100-ka Maalmood Ee Xukuumadda Cirro iyo Shirqoolada Somaliland Loo Maleegay https://youtu.be/CWQXasjA8gc

Dowladda UK Oo Mowqif Cad Ka Qaadatay Wada-shaqaynta Xukuumadda Madaxweyne Cirro

London (SLpost)- Xildhibaan Sir Gavin Williamson ayaa Baarlamaanka Boqortooyada Midowday ee UK ka dhex qaaday dood ku saabsan doorka Somaliland ee amniga Geeska Afrika,...

“Ma garanayno sababta Shiinuhu u dhibsanayo xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan” – Wasiirka Arrimaha Dibadda JSL

"Ma garanayno sababta Shiinuhu u dhibsanayo xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan. Maan arag dal u yeedhinaya Dal kale cidda ay xidhiidh la yeelanayaan” – Wasiirka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img