HomeBeesha Caalamka oo Baaq U Diray Daneeyayaasha Doorashooyinka Somaliland

Beesha Caalamka oo Baaq U Diray Daneeyayaasha Doorashooyinka Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Saaxiibbada Beesha caalamka ee taageera nidaamka dimuqraadiyadda ee Somaliland, ayaa bogaadiyey muddeynta xilliga doorashooyinka madaxtooyada iyo Axsaabta Siyaasadda oo la go’aamiyey inay dalka ka qabsoonto 13-ka Bisha November 2024-ka.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa 20-kii bishan April ku dhawaaqay wakhtiga ay ku qabanayaan Doorashooyinka isa-saaran ee madaxtooyada iyo ururrada siyaasadda, waxaana go’aanka guddiga qalinka ku duugay madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi oo wareegto uu saaray 21-kii bishan April ku ayiday wakhtiga Komishanku u muddeeyey Doorashooyinka.

War-murtiyeed ay wada-jir u soo saareen waddamada Denmark, Midowga Yurub, Germany, Norway, Sweden iyo Boqortooyada Ingiriiska, ayaa lagu sheegeen inay soo dhaweynayaan cayimaadda rasmiga ah ee wakhtiga doorashooyinka Somaliland ee Guddida doorashooyinku soo saareen.

“Waa tallaabo muhiim ah oo ku wajahan xaqiijinta in doorashooyinka Somaliland qabsoomaan 13 November 2024-ka,” sidaa  ayaa lagu yidhi war-murtiyeedka beesha Caalamka.

Waxa kale oo war-saxaafadeedka lagu yidhi, “Waxaanu mar kale ku celinaynaa inaanu muujinno sida ay nooga go’an tahay in aanu la shaqeyno komishanka.”

Beesha Caalamka ee taageerta Dimuqraadiyadda Somalilad, waxa ay daneeyeyaasha doorashooyinka ugu baaqeen inay ka wada shaqeeyaan hirgelinta doorasho xor iyo xalaal ah, iyadoo la ixtiraamayo wakhtiga loo cayimay iyo jadwalka doorashooyinka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories