Bandhigga 16aad ee Carwada Buugaagta Hargeysa Oo Maanta Furmay iyo Arrimaha Ku Cusub Sannadkan
Hargeysa (SLpost) - Magaalada Hargeysa, waxa Maanta si rasmi ah uga furmay Carwada Caalamiga ah ee Bandhigga Buugaagta Hargeysa, taasi oo sannadkii 16-aad oo...
Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis u Fidiyey 388 Maxbuus
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray, waxa uu cafis guud ugu fidiyey maxaabiista dambiyada fudud ugu...
Loolanka Kursiga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada oo Cirka Isku Shareeray iyo Murashaxiinta u Tartamaya oo CV-yadooda Gudbiyey
Hargeysa (SLpost)- Murashaxiinta u taagan Doorashada Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ee Somaliland, ayaa maanta xafiiska Xoghaynta Guud ee Golaha u gudbiyey Taariikh-nololeedkooda Waxbarasho, Xirfado iyo...
Madaxweynaha Somaliland oo maamuusay Wufuud Caalamka Uga Timi Ka-Qayb-galka Bandhigga Buugaagta Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa qasriga madaxtooyada casho Sharaf ugu sameeyey martida caalamiga ah ee sannadkan ka qaybgelaysa...
“Faratoon Wuxuu Dhisayaa Kursigii laga Burburiyey Laascaanood” – Siyaasi Ismaaciil iyo Loolanka Shir-guddoonka G/Wakiillada
"Faratoon Wuxuu Dhisayaa Kursigii laga Burburiyey Laascaanood" - Siyaasi Ismaaciil Oo Si Adag Uga Hadlay Loolanka Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland https://youtu.be/WYEeikrDHvk
Xisbiga KULMIYE oo soo dhaweeyey Go’aankii Komishanka qaranku ku muddeeyeen Doorashooyinka Ururrada iyo Madaxtooyada
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE, ahna wasiirka arrimaha gudaha, Mudane Maxamed Kaahin Axmed, ayaa soo dhaweeyey go’aankii ay dhawaan Guddida doorashooyinku ku...
Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyey Xeer Muhiimad u Leh Amniga iyo Dambiyada La xidhiidha Tiknoolajiyadda
Fadhigii 114aad ee Golaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa war-bixin guud oo la xidhiidha amniga Dalka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

