Yearly Archives: 2023

spot_imgspot_img

“Ninkii Balaayo Doonayaa #Goojacade Ha Tago” ~ Shacabka Hargeysa Oo Cod Dheer Ku Hadlay

Hargeysa (SLpost)- Shacabka magaalada Hargeysa, ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey go'aan ay Isniintii toddobaadkan Guddiga Doorashooyinka Qaranka ku muddeeyeen Doorashooyinka Ururrada Siyaasadda iyo...

Awoodda Ciidan Ee Kooxaha Huwanta Laascaanood Oo La Qaawiyey Iyo Jabhado Lid Ku Ah Ethiopia Saaxdheer lagu Ururinayo

Awoodda Ciidan Ee Kooxaha Huwanta Laascaanood Oo La Qaawiyey Iyo Jabhado Lid Ku Ah Ethiopia Saaxdheer lagu Ururinayo https://www.youtube.com/watch?v=zEBxYQVrZ8A

Khasaaraha Dagaal Culus oo Duleedka Laascaanood Ku Dhex-maray Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyaadka Huwanta

Laascaanood (SLpost)- Dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira, ayaa gelinkii hore iyo gelinkii dambe ee maanta duleedka Laascaanood ku dhexmaray Ciidanka Qaranka...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Guddi-hoosaadka Joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta kulan xog-waraysi ah la qaatay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire oo...

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo Muddeeyey Xilliga ay Qabsoomayaan Doorashada Ururrada Siyaasadda iyo madaxtooyada

Hargeysa (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka ee Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay go'aan ay ku muddeeyeen qabsoomidda Doorashooyinka Ururrada Siyaasadda iyo Madaxtooyada. Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa war-saxaafadeed...

“Laascaanood waxa laga dumiyey Oo Dagaalka Laga Galiyey Kursiga Guddoomiyaha Baarlamaanka”

"Laascaanood waxa laga dumiyey Oo Dagaalka Laga Galiyey Kursiga Guddoomiyaha Baarlamaanka" Siyaasi Ka Badheedhay Loollanka Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland https://youtu.be/Y07l_-W86f8

Siyaasi Ka Gar-Naqay Khilaafka Doorashooyinka Somaliland

Siyaasi Ka Gar-Naqay Khilaafka Doorashooyinka Somaliland Xilli Dalku Dagaal ku Jiro https://youtu.be/DDSluOmVm68  

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img