Monthly Archives: December, 2023

spot_imgspot_img

Qaylo-dhaan Ka Soo Yeedhay Shacabka Degmada Xarshin Oo La Barakiciyey & Qorshaha Deegaameynta Cusub ee CAGJAR

Qaylo-dhaan Ka Soo Yeedhay Shacabka Degmada Xarshin Oo La Barakiciyey & Qorshaha Deegaameynta Cusub ee CAGJAR

Madaxweynaha Somaliland oo kormeeray mashaariic laga hirgeliyey Xarumaha hay’adaha Dawladda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo kusoo maray goobo kala duwan oo ay xukuumaddu ka waddo mashaariic horumarineed, kuwaas oo...

CISMAAN IBRAAHIN WARSAME (HURRE WALAN-WAL): QALCAD DHAQAN OO DUNTAY

“Saddex Raggu Ka Faano, ayaan Ku Faanaa, Saddex Raggu Ku Faano’se Igama Reebto,” Sidaas waxa yidhi Hurre Walanwal. Waa 15.12.2023 Maalintu Jimce tahay Amin Salaadii...

Guddoomiyaha Boodhari Mills Oo Ka Warbixiyey Shirweyne Caalami ah Oo Lagu Marti-qaaday iyo Saamiyada Shirkadda oo Dib loo furay

Hargeysa (SLpost)- Shirweynaha labaad ee Ganacsiga iyo maalgeshiga Qaaradda Afrika, ayaa toddobaadkii hore ku qabsoomay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, waxaana shaqsiyaadka sannadkan...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xilalka Ka Qaaday Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xilalka ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Wasiir ku-xigeenkii wasaaradda Arrimaha...

Wasiirka Horumarinta Beeraha iyo Wefti uu hoggaaminayo Oo Si Ballaadhan loogu Soo dhaweeyey Gobolka Gabiley

Gabiley (SLpost)- Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha ee Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Habane, ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Magaalo-madaxda Gobolka...

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku dhigay Eedaysaneyaal Loo Haysto Dilka Marxuum Meydkiisa La Baadhay

Taliska Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysanayaasha kala ah 1- Xamse Cabdi Saleebaan ina Sahra Cabdi 23jir 2- Ayaanle Muxumed Xaashi ina Faadumo Maxamed...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img