Monthly Archives: August, 2023

spot_imgspot_img

Burco: Shirka 8aad ee Golaha Dhexe ee Kulmiye oo Lagu Doortay Hoggaanka Sare iyo Murashaxiinta Xisbiga

Hargeysa (SLpost)- Shirka 8aad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye, ayaa maanta lagu soo gebo-gabeeyey magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer, waxaana shirka lagu...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo tababar Isbeddela Cimilada Ah U soo xidhay xubno ka tirsan Bahda Garsoorka iyo Wasaaradda Deegaanka

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa Axadda maanta tababar u soo xidhay 18...

Shirka 8aad Ee Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Burco Ka Furmay

Burco (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha siddeedaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo...

“Mucaarad iyo Muxaafidba Aan U Diyaar-garowno Xuduudkii Ingiriisku Inoo Dhigay” ~ Madaxweynaha Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa daah-furay shirweynaha siddeedaad ee golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE oo maanta...

“Waar Waan Idinla Meeraysanayaa” ~ Badheedhihii iyo Kaftankii Madaxweyne Biixi Ku Hoga-tusaaleeyey Xaaladda Dalka

"Waar Waan Idinla Meeraysanayaa" ~ Badheedhihii iyo Kaftankii Madaxweyne Biixi Ku Hoga-tusaaleeyey Xaaladda Dalka https://www.youtube.com/watch?v=BbxH3e7FYhc

DOOD CULUS: Mucaaradka iyo Muxaafadka Somaliland Oo Bayaamiyey Xalka Khilaafka Siyaasadeed ee Dalka

Dood Culus Oo Dhexmartay Mucaaradka iyo Muxaafadka Somaliland Oo Soo Bandhigay Aragtidooda Ku Wejahan Xalka Khilaafka Siyaasadeed ee Dalka https://youtu.be/kCVS77fM5M8

Kulmiye oo Shaaciyey Murashaxiinta U Taagan Tartanka Madaxtooyada iyo Hoggaanka Sare ee Xisbiga

Kulmiye oo Shaaciyey Murashaxiinta U Taagan Tartanka Madaxtooyada iyo Hoggaanka Sare ee Xisbiga https://youtu.be/TkvyEZ1TmXg

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img