Monthly Archives: June, 2023

spot_imgspot_img

“Cabdirisaaq Khaliif Wuu Inala Saayiraye, Ragbaa Gudaha Uga Gacan Haadinayey Oo Lahaa Aan Isku Dhacno”

"Cabdirisaaq Khaliif Wuu Inala Saayiraye, Ragbaa Gudaha Uga Gacan Haadinayey Oo Lahaa Aan Isku Dhacno" - siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo Arrimo Badan Fashiliyey https://youtu.be/w1PQFdH2sWg

Guddoomiye ku-xigeenka Cusub Ee Baanka Dhexe ee Somaliland oo Xilka la Wareegay

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee dhawaan loo magacaabay Baanka Dhexe Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa maanta xilka kala wareegay Guddoomiye ku-xigeenkii hore Cabdiraxaan Sheekh...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare ee Somaliland Oo la soo gebo-gabeeyey

Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee fasalka 4aad ee dugsiyada sare ee Somaliland, ayaa Khamiista maanta la soo gebo-gabeeyey. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda waxbarashada iuo Guddoomiyaha...

Booqashadii Sheekh Isaxaaq, Sh. Samaroon, Sh. Ciise iyo Xog-warranka Mujaahidiin Booqday Dhulkii Awoowyaasha

Booqashadii Sheekh Isaxaaq, Sheekh Samaroon, Sheekh Ciise iyo Xog-warranka Mujaahidiin Booqday Dhulkii Awoowyaasha https://www.youtube.com/watch?v=qfbUJ8NpCWU

Wararkii u dambeeyey Dagaal Khasaare Ba’an Geystay Oo maanta ka Dhacay Garowe

Garowe (SLpost)- Dagaal aad u Xooggan ayaa subaxnimadii Salaasada maanta ka dhacay magaalada Garoowe ee xarunta maamul-goboleedka Puntland. Dagaalka ayaa u dhexeeya Ciidanka maamulka madaxweyne...

Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada H/Dhexe ee Somaliland oo La Soo gebo-gabeeyey

Hargeysa (SLpost)- Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasallada 8aad ee Dugsiyada H/Dhexe, ayaa Salaasada maanta si rasmi ah loo soo gebo-gabeeyey guud ahaan gobollada iyo...

Shirkadda Roob-Roon Oo Soo Bandhigtay Maalgeshiga Saamiyada Beeraha

Hargeysa (SLpost) - Shirkadda Roob-roon oo Munaasibad Ballaadhan ku qabatay Magaalada Hargeysa, ayaa soo bandhigtay maalgeshiga Saamiyada Beeraha ee Shirkaddaas. Munaasibadda Shirkadda Roob-roon ku soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img