Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas-Qaran Oo Hargeysa loogu Sameeyey Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qeyb-galay aas-qaran oo loo sameeyey Allah ha u naxariistee Wasiirkii hore ee Wasaaradda...
Madaxweynaha Somaliland Oo Guddi Qaran u Xil-saaray Qaban-qaabada Aaska Marxuum Axmed Xaaji Cali CADAMI
Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa Guddi heer qaran ah u xil-saaray qaban-qaabada Aaska Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaan-dhigga Somaliland Marxuum Axmed Xaaji...
Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Soo Kordhiyey Ciidanka Qaranka Somaliland?
Hargeysa (SLpost)- Maalintii shalay waxa ay ku beegnayd 29-guurada Ciidanka Qaranka Somaliland oo xaflad ballaadhan loogu dabbaal-degay munaasibad ku qabsoontay duleedka magaalada Laascaanood. Taliyaha Ciidanka...
“Garaad Cabdiqani heshiiska Somaliland ayuu ka taliyey, Inna Garaad Cali-na Colaaddeeda…” – Wasiirka Arrimaha Gudaha
“Ciidanka JSL maaha qabiil ee waa Ciidan Qaran" - Wasiirka Gaashaandhiga “Deegaankan aynu joogno dadkiisu waxay ka isiran yihiin oo dhalay Hargeysa,” -Wasiirka Warfaafinta Laascaanood (SLpost)-...
“Ciidanka Qaranku Dalkoodii ayay joogaan, kana bixi maayaan” – Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani
Laascaanood (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa sheegay in Ciidanka Qaranka eek u sugan gobolka Sool ay joogaan...
Ciidanka Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Natiijada Cilmi-baadhis Hor Leh
Hargeysa (SLpost)- Taliska Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo bandhigey cilmi-baadhis nooceedu ugub yahay oo laga sameeyay qaabka loo kobciyo xidhiidhka ka dhexeeya Bulshada...
Ciidanka Qaranka Somaliland Oo 29-Jirsaday iyo Hambalyada Taliye Nuux Ismaaciil Taani
Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa hambalyo u diray qaybaha kala duwan ee Ciidanka Qaranka Oo Khamiista Berri u dabbaal-degaya Xuska 29-guurada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

