HomeMuxuu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Soo Kordhiyey Ciidanka Qaranka Somaliland?

Muxuu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Soo Kordhiyey Ciidanka Qaranka Somaliland?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maalintii shalay waxa ay ku beegnayd 29-guurada Ciidanka Qaranka Somaliland oo xaflad ballaadhan loogu dabbaal-degay munaasibad ku qabsoontay duleedka magaalada Laascaanood.

Taliyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani, ayaa ka warbixiyey waxqabadka u soo qabsoomay shantii sanno ee u dambeeyey oo ku beegan laga soo bilaabo markii xilka madaxweynaha loo dhaariyey Md Muuse Biixi Cabdi bishii November sannadkii 2017-kii oo ay ka soo wareegtay muddo shan sanno iyo dheeraad ah.

Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, waxa uu sheegay iyagoo isku tashanaya ay dib u habayn ku sameeyeen shan urur oo madaafiicda goobta ah oo shaqeynaya, sidoo kalena dayac-tir lagu sameeyey laba urur oo Tawaangida ah.

Muuqaalka Hoose Kaga Bogo Khudbadda Taliyaha Ciidanka Qaranka

Dhinaca dhismaha ayuu sheegay Taliye Nuux in la soo kordhiyey laba iyo lixdan dhisme cusub kala duwan oo isugu jira hangaro, xafiisyo, guryo la seexdo iyo kuwo kale.

Taliye Nuux wuxuu xusay in horumarka Ciidanka Qaranku gaadhay mudooyinkii u dambeeyey aad u badan yihiin, waajibaadkooduna aanu ku ekeyn difaaca xuduudaha dalka, balse ay ka qeybqaataan arrimaha bulshada marka loo baahdo.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories