Taiwanese government and NGOs donate US$550,000 and Supplies to Somaliland
Taipei (SLpost)- Taiwan government and NGOs have donated US$550,000 and a container of humanitarian supplies to help those affected by the Waaheen Market fire...
Madaxweyne Muuse Biixi oo Shacabka ku hambalyeeyey Farxadda munaasibadda Ciidul-fidriga
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guud ahaan shucuubta islaamka, gaar ahaanna bulshada reer Somaliland ugu hambalyeeyey munaasibadda ciidal-fidriga oo...
Somaliland: 360 Maxbuus oo Cafis Madaxweyne loo fidiyey
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-857/052022 oo uu maanta soo saaray Cafis Guud...
Ciid Mubaarak dhammaan Bulshada Soomaaliyeed ee ku xidhan Somaliland Post
Maamulka Sare iyo Hawl-wadeennada warbaahinta SomalilandPost, waxa ay hambalyada Ciidul Fidriga u dirayaan dhammaan Bulshada Soomaaliyeed ee ku kala nool Deegaannada Soomaalida iyo Caalamka. Waxaanu...
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland muxuu ka yidhi Xuska Maalinta Boqorta Holland oo uu Hargeysa Kaga Qayb-galay?
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Cabdirisaaq Albaani ayaa ka Hadlay xaflad Hargeysa loogu qabtay Xuska Maalinta Boqorta Holland oo uu Ka Qayb-galay Muuqaalka Hoose...
Dowladda Canada Oo Lagu dhaliilay Doorka ay ka Qaadatay Taakulada Dib-u-dhiska Suuqa Waaheen
Ottowa (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Dowladda Canada iyo jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan dalkaas, ayaa xukuumadda ugu baaqay inay $10 Milyan kaga qayb-qaadato...
Somaliland: KDQ oo Guddoomiye Cusub doortay, guddoomiye Riyo-raac oo dedafeeyey iyo Mowqifka Xisbiyada Mucaaradka
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta shaaciyey inay xilkii ka qaadeen guddoomiyihi hore ee Guddigaas Cabdirashiid Maxamuud Cali isla markaana ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

