Xoghayaha Guud ee UCID Oo Ku Baaqay In Doorashada Madaxtooyada xilligeeda Lagu Qabto
Hargeysa (SLpost) - Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa ku baaqay in doorashada Madaxtooyada lagu qabto xilliga dastuuriga ah ee ay u muddaysan tahay. Xoghayaha...
Toos: Munaasibadda Xuska 18-ka May oo Caawa lagu qabtay Madaxtooyada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Waxa caawa xarunta madaxtooyada Somaliland lagu qabtay munaasibad loogu dabbaal-degayo maalinta Qaranimada Somaliland ee 18 May. Munaasibadda waxa ka qayb-galay madaxda Qaranka oo...
Madaxweyne Biixi oo Ku Hal-qabsaday Dardaarankii Cigaal, Una Duceeyey Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo qaatay Dardaaran uu Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Jeediyey Labaatan...
SELAL: Dabbaal-degga Xuska maalinta Qaranimada Somaliland oo laga Dareemay Dalalka Djibouti iyo Yemen
Saylac (SLpost)- Magaalada Saylac ee xarunta gobolka Selal ayaa maanta si weyn looga dabbaal-degay xuska maalinta madax-bannaanida Somaliland ee 18 May, waxaana munaasibad lagu...
Ciidanka Booliska Somaliland oo Wacdaro ka Muujiyey Xuska Dabbaal-degga maalinta Qaranimada Somaliland
Ciidanka Booliska Somaliland oo Wacdaro ka Muujiyey Xuska Dabbaal-degga maalinta Qaranimada Somaliland https://www.youtube.com/watch?v=pcTkWDlCabs
Daawo Wacdarihii Ciidanka Qaranku ku soo bandhigay Munaasibaddii Xuska 18-ka May
Daawo Wacdarihii Ciidanka Qaranku ku soo bandhigay Munaasibaddii Xuska 18-ka May https://www.youtube.com/watch?v=u_GwwIpgwyo
Khudbadda Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Xuska Munaasibadda 18 May
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad uu arrimo kala duwan kaga hadlay ka jeediyey munaasibadda xuska 31-guurada Maalinta madax-bannaanida Somaliland...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

