HomeSELAL: Dabbaal-degga Xuska maalinta Qaranimada Somaliland oo laga Dareemay Dalalka Djibouti iyo...

SELAL: Dabbaal-degga Xuska maalinta Qaranimada Somaliland oo laga Dareemay Dalalka Djibouti iyo Yemen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Saylac (SLpost)- Magaalada Saylac ee xarunta gobolka Selal ayaa maanta si weyn looga dabbaal-degay xuska maalinta madax-bannaanida Somaliland ee 18 May, waxaana munaasibad lagu qabtay magaalaas dadweynaha kala qayb-galay maamulka gobolka iyo degmada.

blankDabaal-deggii maanta ee Xuska 18 May ee magaalada Saylac, waxa marka laga yimaaddo gudaha magaaladaas iyo gobolka si weyn looga dareemay dalalka deriska ah ee Jabuuti iyo Yemen.

Cutubyo ka tirsan Ciidamada Kala Duduwan ee Qaranka Somaliland ayaa Dhoolatus layaableh oo Dabalaadegga Ku Wejahan ka sameeyey Badda iyo Barigaba, iyadoo Munaasibaddu aheyd Mid nooceedu ugub yahay oo Saameynteeda yeelatay, waxaanay muujisay cududda Ciidamada Qaranka ee xuduudka iyo Xeebta Galbeed ee dalka.

Guddoomiyaha Gobolka Salel Mawliid Geedi Nuur oo hogaaminaya Maamulka Laamaha Dawladda iyo Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Saylac, ayaa dadweynaha iyo ciidamada kala qayb-galay xuska Munaasibadda Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May.

Sida uu ku soo warramayo weriyaha warbaahinta Somalilandpost ee gobolka Selal, Muuqaalka iyo sida loo agaasimay Munaadibada oo lagu qabtay Xarunta Maamulka Gobolka, ayaa u muuqatay mid Mid Sigaat ah uga Tilmaamneyd munaadibadihii hore iyo qaabkii hore looga xusi jiray Gobolka Maadaama oo xuska dabbaal-degga oo bilaabmay xalay laga arkayey Badda iyo Baribaga.

blankblank blank blank blank blank blank blank blank blankblank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories