Golaha Guurtida Oo Ka Dayriyey Xaaladda Qaxooti Somaliland Ku Sugan iyo Raashin Danyarta Loo Qaybiyo
Golaha Guurtida Oo Ka Dayriyey Xaaladda Qaxooti Somaliland Ku Sugan iyo Raashin Danyarta Loo Qaybiyo https://youtu.be/0cAuMUhgH80
Waxaan ka doortay Kala-taggeenna
Hiif aan dhammaanayn iyo hagardaamo joogto ah, waaxan ka doortay kala tageenna.Kalsooni la’aan iyo kulalyl aan kala joogsi lahayn, waaxan ka doortay kala tageenna....
Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suxufi Maxamed Cismaan Mire (Sayid)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...
“Somaliland Hadday Jaar Wanaagsan leedahay, Dolwadaha Nukliyeerka Haysta ayay ka mid Noqon lahayd”
Somaliland Hadday Jaar Wanaagsan leedahay, Dolwadaha Nukliyeerka Haysta ayay ka mid Noqon lahayd ~ Sidaas waxa yidhi Siyaasi Ismaaciil Cabdilaahi oo si qoto-dheer u...
Bahda Somalilandpost waxay Tacsi u dirayaan Geerida Suxufi Maxamed Cismaan Mire (Sayid) Oo Addis Ababa Ku geeriyooday
Dhammaan hawl-wadeennada iyo maamulka warbaahinta Somalilandpost waxa ay halkan ka tacsiyeynayaan Geerida ku timi Allah ha u naxariistee Marxuum Maxamed Mire Cismaan (Sayid) oo...
Maayir Mooge oo Walaac Ka Muujiyey Bad-qabka Suuqyada Hargeysa
"Waxa Halis Galay Suuqa Gobanimo Oo ta Alle Ku baxay, Wadnaha Waxa Farta Lagu Hayaa inay Suuqyo kale Dhibaatadaasi Soo Gaadho" ~ Maayirka Hargeysa...
Ciidanka Dab-demiska oo Ka Hortagay Dab Shoodh ah oo ka Kacay Suuqa Gobanimo
Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Dabdemiska ee Hargeysa ayaa ku guulaystay inay damiyaan Dab caawa ka kacay Suuqa Gobonimo oo ku yaalla degmada 26-ka Juun ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

