HomeCiidanka Dab-demiska oo Ka Hortagay Dab Shoodh ah oo ka Kacay Suuqa...

Ciidanka Dab-demiska oo Ka Hortagay Dab Shoodh ah oo ka Kacay Suuqa Gobanimo

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Dabdemiska ee Hargeysa ayaa ku guulaystay inay damiyaan Dab caawa ka kacay Suuqa Gobonimo oo ku yaalla degmada 26-ka Juun ee magaalada Hargeysa.

Dabka Suuqa ka kacay oo uu sababay Shoodh ka dhashay Korontada, ayaa ciidamadu ku guulaysteen inay ka hortagaan inuu ku fido Suuqa, iyagoo ku xakameeyey halka uu ka bilaabmay, Mana jiro wax khasaare ah oo dabka ka dhashay.

Ciidammada Bilayska ee caasimadda Hargeysa, ayaa sidoo kale iyaguna hawlgalka ka qayb qaatay, iyagoo badbaadiyey hantidii taalay suuqa, sida lagu sheegay war-qoraal ah ooka soo baxay ciidanka Dab-demiska.

Suuqa Gobanimo ayaa ah Suuqa labaad ee ugu weyn caasimadda Hargeysa, marka laga reebo Suuqa Waaheen oo ah ka ugu weyn caasimadda Hargeysa isla markaana lagu tilmaamo suuqyada ugu waaweyn Bariga Afrika.

Bishii April ee sannadkan ayay ahayd markii dab laxaad leh ka kacay Suuqa Waaheen, kaas oo sababay khasaaraha hanti lagu qiyaasay 2 Bilyan oo Dollar.

Ciidanka Dab-demiska ee Somaliland, gaar ahaan kuwa Hargeysa, ayaa sheegay inay jirto khatar dabku ku hayo suuqyada dalka, waxaanay bulshada iyo ganacsatada ku wargeliyeen inay ka feejignaadaadaan khataraha uu dabku keeni karo, waxaanay soo jeediyeen in meherad kasta loo sameeyo haamaha dab-demiska.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories