Monthly Archives: May, 2022

spot_imgspot_img

Somaliland: 3,000 Arday Ka Qalin-jabiyey Barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo ay ku qalin-jebinayeen  Arday tiradoodu dhan tahay 3,000  (Saddex...

Somaliland: Hargeisa International Book Fair 2022 scheduled for July

The Hargeysa International Book Fair 2022, now in its fifteenth year, will be hosted in the Somaliland capital from July 23-28, 2022. The festival's...

Ujeeddada Shir Guddiga Fulinta KULMIYE Yeeshay Oo Uu Maanta Madaxweyne Biixi Guddoomiyey

Hargeysa (SLpost) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirguddoomiyey kulan ballaadhan oo ay maanta yeesheen guddida fulinta...

Madaxweynaha Somaliland Oo Baadhis-geliyey Hay’adda Doorashooyinka Qaranka

Hargeysa (SLpost) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Magacaabay Guddi baadhis ku samaynaysa komiishanka doorashooyinka Qaranka oo xilligan uu khilaaf culus dhex yaallo. Wareegto...

Tirada Ganacsatada Lacagaha loo Celiyey iyo Dakhliga ku soo xerooday Sanduuqa Qaadhaan-ururinta Suuqa Waaheen

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka warbixiyey halka uu marayo Taakulada Ganacsatada iyo qaadhaan-ururinta masiibadii dabka ee Suuqa Waaheen ka...

Somaliland president warns of external influence on the Political parties

Hargeisa (SLpost)- Somaliland president, Muse Bihi Abdi, has today delivered his annual State of the Nation at a joint session of Somaliland Parliament, consisting...

Nuxurka Khudbad-sannadeedka Madaxweyne Muuse Biixi u jeediyey Goleyaasha Baarlamaanka iyo Arrimaha uu kaga Hadlay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta khudbad-sannadeedkiisa dastuuriga ah ka jeediyey fadhi wada-jir ah oo ay isugu yimaaddeen Goleyaasha Barlamaanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img