Xisbiga Waddani oo war ka soo saaray Qaban-qaabada Shirweynaha iyo Ergooyinka ka Qayb-galaya
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in maanta la soo af-meeray soo-xeraynta Ergooyinka ka qayb-qaadanaya Shirweynaha Xisbigaas oo loo muddeeyey inuu...
Abiy Axmed oo Shacabka ugu baaqay inay Naftooda Huraan iyo Wararkii u dambeeyey Dagaalka Itoobiya
Addis Ababa (SLpost) Raysal-wasaare Abiy Axmed, ayaa Shacabka Ethiopia u sheegay inay u di0yaar-garoobaan dagaal naf-hur ah si dalkooda uga badbaadiyaan xoogagga mucaaradka, xilli...
Hooyadii La Xoreeyey!
WQ: Cabdishakuur Muxumed Muuse "Heersare" Waxay ahayd dhacdo dareen culus xanbaarsan, oo ka ilmaysiisay in badan oo aan ka mid ahay. Waxa uu ahaa gurmad...
Somaliland: Komishanka Doorashooyinka oo War ka soo saaray Qabsoomidda Doorashada Madaxtooyada
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Cabdirashiid Maxamed Cali (Riyo-raac), ayaa sheegay in Doorashada madaxtooyada Somaliland ku qabsoomayso Xilliga loo muddeeyey oo ah dhammaadka...
Canon unveils its first smart camera set to transform how families photograph
Dubai (SLpost)- Canon introduces the PowerShot PX, a small, smart and friendly camera, which automatically captures high-quality 11.7MP images and 60p Full HD video....
“Jaamacadaheennu waa inay ka Qayb-qaataan Xalka Dhibaatooyinka haysta Bulshada ee u baahan cilmi-baadhista” – Madaxweyne Biixi
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa u soo jeediyey Jaamacadaha dalka inay daraasayn ama cilmi-baadhis ku sameeyeen Dilalka ama waxyeelaynta loo...
Madaxweynaha Somaliland oo ka Qayb-galay Xuska 28-guurada Ciidanka Booliska oo Sannadkan ka duwan kuwii hore
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayo sannad-guurada 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

