Madaxweynaha Maamulka goboleedka Puntland oo rejo-xumo ka muujiyey Doorasho ka qabsoonta Soomaaliya
Garoowe (OWN)- Madaxweynaha Maamul-goboleed Soomaaliyed ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni, ayaa rejo-xumo ka muujiyey in doorasho ka qabsoonto dalkaasi horaanta sannadkan. Madaxweynaha Puntland ayaa arrintan...
Berbera: Guddiga Qandaraasyada oo Kormeer Daba-gal ah ku sameeyey Mashaariic Xukuumaddu ka hirgelisay 3-dii Sanno ee u dambeeyey
Berbera (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud iyo Xubno ka tirsan Guddigaas, ayaa maanta kormeer ay ku...
Maxaa ka jira in Xukuumadda Somaliland Sannadkii hore $70 Kun ku Bixisay in laga difaaco Baraha Bulshada iyo Mareegaha Internetka?
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay sannadkii dhamaaday ee 2020 lacag badan ku bixisay waxa loogu yeedho ‘Difaacidda Danaha Somaliland ee Baraha...
Tirada Suxufiyiinta Caalamka lagu dilay Sannadkii 2020
Hargeysa (SLpost)- Konton suxufi iyo shaqaale warbaahineed ayaa lagu dilay shaqadooda sanadkan sii dhamaanaya ee 2020, waxaanay dilalka Wariyeyaashan iyo Shaqaalaha Warbaahinta ay ka...
Hoggaanka Cusub ee Ururka SOLJA oo Qada-shareed lagu maamuusay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, mudane Axmed Muumin Seed, ayaa Maanta Hadhimo-sharafeed u sameeyay Hoggaanka cusub ee loo doortay Ururka Suxufiyiinta Somaliland...
Maxkamadda Sare ee JSL oo Gobollada Bari ee dalka ka fulisay Dhegaysiga 81 Dacwadood
Hargeysa (SLpost)- Wefti uu hoggaaminayay guddoomiye ku-xigeenka Maxkamadda Sare Maxamed Cumar Geele oo ka koobnaa 9 garsoore iyo 6 kaaliye oo uu wehelinayo hal-xeer-ilaaliye...
Oodweyne: Guddiga Qandaraasyada oo Kormeeray Mashaariic laga hirgeliyey Caasimadda Daad-madheedh
Oodweyne (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Nuux Maxamed Xuseen oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud iyo Xubno ka tirsan Guddigaas, ayaa maanta gaadhay magaalada Oodweyne...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

