HomeTirada Suxufiyiinta Caalamka lagu dilay Sannadkii 2020

Tirada Suxufiyiinta Caalamka lagu dilay Sannadkii 2020

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Konton suxufi iyo shaqaale warbaahineed ayaa lagu dilay shaqadooda sanadkan sii dhamaanaya ee 2020, waxaanay dilalka Wariyeyaashan iyo Shaqaalaha Warbaahinta ay ka dhaceen inta badan dalal aan dagaal ku jirin, sida uu sheegay ururka Wariyeyaasha aan xuduuda lahayn ee (RSF).

Tirada guud ee saxafiyiinta la’ dilay sanadkan sii dhamaanaya ee 2020 ayaa waxyar ka yar sanadkii hor=e ee 2019-ka oo la dilay 53 Suxuf, inkasta oo RSF ay sheegtay in saxafiyiin aad uga tiro yar ay ka shaqeeyeen Mihnadan sanadkan cudurka COVID-19 awgiis.

blankHase yeeshee dhibaataynta ba’an ee sanadkan ayaa muujinaya kororka bartilmaameedka suxufiyiinta baadha dembiyada abaabulan, musuqmaasuqa ama arrimaha deegaanka, ayuu yidhi ururkan la socda Suxufíyiinta.

Sideetan iyo afar boqolkiiba (84%) dadka sanadkan ladilay “si ula kac ah ayaa loogu bartilmaameedsaday” shaqadooda, RSF ayaa ku sheegtay warbixinteeda sanadlaha ah, marka la barbardhigo 63 boqolkiiba sanadka 2019.

Pauline Ades-Mevel, oo ah tifaftiraha guud ee RSF ayaa tidhi “Muddo dhowr sano ah hadda, wariyeyaasha aan xuduuda laheyn waxay xustay in saxafiyiinta baadhitaanka ay runti kujiraan iskutallaabta dowladaha, ama kooxaha ka ganacsada daroogada ee gaysta dambiyada abaabulan”.

Mexico ayaa ahayd wadanka ugu dhimashada badan, waxaana ku xigay Ciraaq, Afghanistan, India iyo Pakistan. “Xidhiidhka u dhexeeya ka ganacsiga daroogada iyo siyaasiyiinta ayaa wali ah, iyo saxafiyiinta ku dhiirada inay soo tabiyaan arimahan ama kuwa la xdhiidha ayaa wali ah bartilmaameedka dilalka waxashnimada ah,” ayaa lagu yidhi warbixinta RSF oo ururisa xogta sannadlaha ah ee weerarada ka dhanka ah saxafiyiinta Caalamka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories