Xukuumadda Somaliland oo go’aan ka soo saaraysa Booyadaha Biyaha u Dhaamiya magaalooyinka
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland, mudane Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in booyadaha biyaha u dhaamiya magaalooyinka ay caqabad ku yihiin wax-soo-saaka...
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda oo ka shirtay Wax-qabadka Saddexdii bilood ee u dambeeyey
Hargeysa (SLpost)- Kulan-hawleed lagu soo bandhigayey wixii u qabsoomay Wasaaradda gaar ahaan saddex-biloodka ee u dambeeyey sannadkii hore, ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda,...
Shirkadda Dhaweeye oo Daah-furay Adeegyo Casri ah iyo Muhiimadda ay Bulshada u leeyihiin
Hargeysa (SLpost)- Shirkadda DHAWEEYE ayaa maanta daah-furay Adeegyo Cusub oo ay ku soo kordhiyeen adeegyada ay Bulshada u qabtaan, kuwaas kala ah Dhaweeye Corporate...
Hoggaanka Xisbiyada Qaranka oo ka shiray Xilliga Doorashada loo muddeeyey oo khilaafsan muddo-kordhinta Guurtida iyo Mowqifkooda
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Saddexda Xisbi Qaran iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta ka shiray xilliga la qabanayo Doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka oo guddiga doorashooyinku...
Shirkadda Sahal Transport oo abaal-marinno guddoonsiisay Macaamiisheeda
Burco (SLpost)- hirkadda Isu-socodka Gaadiidka Dadka iyo Alaabaha ee Sahal Transport and Logistics, ayaa munaasibad ay ku abaal-marinayso macaamiisheeda ku qabatay magaalada Burco ee...
Guddiga Doorashooyinka oo madaxweynaha u gudbiyey Wakhtiga Rasmiga ah ee Qabsoomidda Doorashooyinka loo qorsheeyey
Hargeysa (SLpost)- Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u gudbiyey Warqad sumaddeedu tahay Tix: KDQ/XK/002/2021, taas oo ujeeddadeedu tahay cayimaadda doorashooyinka isku...
Shirkadda Somcable Oo Abaalmarino Guddoonsiisay Shaqaalihii Ugu mudnaa Sannadkii tagay
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Maalgashiga, Agaasimaha Guud ee wasaaradda Shaqo gelinta, Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay munaasibad shirkadda...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

