HomeXukuumadda Somaliland oo go'aan ka soo saaraysa Booyadaha Biyaha u Dhaamiya magaalooyinka

Xukuumadda Somaliland oo go’aan ka soo saaraysa Booyadaha Biyaha u Dhaamiya magaalooyinka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland, mudane Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in booyadaha biyaha u dhaamiya magaalooyinka ay caqabad ku yihiin wax-soo-saaka dalagga beeraha.

Wasiirku waxaa uu xusay in ay iska kaashanayaan sidii loo yareyn lahaa booyadaha biyaha ka soo dhaamiya ceelasha loogu talo galay waraabka beeraha, taasina ay sababtay inay meesha ka baxayaan ku dhawaad konton kun oo geed oo uu tilmaamay in ay wax badan ka tari laheyd khudaarka dibadda laga soo dhoofiyo.

“Waxaad arkaysa nin laba kun oo geed leh, hanta badanina ay ka soo gali laheyd magaaladana innagaga filaan lahaa, balse ninkii ceelka biyaha ah lahaa waxaa uu ka dhaaminayaa konton booyadood, waxaa aad arkeysa dhirtii oo qalashay, iyo booyadihii biyaha oo sidaas isu daba taagan oo laga soo dhaaminayo ceelashi biyaha ee loogu talo galay in beeraha lagu waraabiyo, taasina dhab ahaantii caqab ayay ku tahay dhankii wax-soo-saarka beeraha, wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland ayaanu isla kaashanaynaa oo waxaa aanu doonayna in dhawaan aanu go’aan ka gaadhno, si loo yareeyo isticmaalka booyadaha ka dhaan sanaya ceelasha waraabka u ah beeraha, sidaas ayuu yidhi Wasiirka oo maanta warbixin siiyey Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida ee Somaliland.

Muuqaalka hoose kaga bogo hadalka Wasiirka

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories