Xisbiyada Waddani iyo Kulmiye oo weerar Afka ah Isku Qaaday
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Kulmiye iyo Waddani, ayaa weerar afka isku qaaday kaddib markii xisbiga mucaaradka ahi dhaliilo u jeediyey Xukuumadda iyo xisbibul-xaakimka. Xisbiga Mucaaradka ah...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Shaaciyey inuu yahay Murashax u tartamaya Golaha Wakiillada Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Md Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir (Faratoon) ayaa Maanta si rasmi ah u Shaaciyey inuu...
Xisbiga UCID oo muddo 10 Maalmood ah u qabtay Qabashada Codsiyada Murashaxiinta
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa shaaciyey wakhtiga kama dambeysta ah ee qabashada Codsiyada Murrashaxiinta uga tartami doona Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada. Ku-xigeenka...
Boorama: Hawl-wadeennada iyo Gaadiidka Kaadh iyo Degmo-Doorasho Beddelka Gobolka Awdal oo la kala diray
Boorama (SLpost)- Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta xarunta jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ka kala direy hawl wadeennada iyo gadiidka ka hawl-geli doona...
Somaliland oo Qaramada Midoobay u dirtay Dokumenti Toddoba Bog ka kooban iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay la wadaagtay Habka ay doonayso inay u wada shaqeeyaan, ka dib markii Khilaaf culus soo kala dhex...
Burco: Guddiga Doorashooyinka oo Kala Diray Hawl-wadeennada Kaadh iyo Degmo-Doorasho Beddelka Gobollada Togdheer iyo Saaxil
Burco (SLpost)- Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa Magaaladda Burco ka amba-bixiyey Hawl wadeenada iyo Gaadiidka ka shaqaynaya Diinwaangelinta Degmo-doorasho-beddelka Codbixiyeyaasha ee doorashooyinka Somaliland iyo u...
Xilliga uu Qabsoomayo Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani oo la shaaciyey
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta shaaciyay xilliga la qabanayo shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga oo loo muddeeyey inuu qabsoomo dhammaadka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

