HomeWasaaradda Beeraha Oo Hay’adda U Diyaar-garowga Masiibooyinka Qaranka Ku Wareejisay 2,800 Kiish...

Wasaaradda Beeraha Oo Hay’adda U Diyaar-garowga Masiibooyinka Qaranka Ku Wareejisay 2,800 Kiish Oo Raashin ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost) – Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, ayaa Maanta Hay’adda u diyaar-garowga Masiibooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka ku wareejisay 2,800 Kiish oo Raashin ah.

Raashinkan oo ka mid ah dalagyadii Wasaaradda Beeruhu ka beertay Banka Wajaale oo ka kooban Qamadin, Gallay iyo Hadhuudh, ayaa Wasaaradda Beeruhu ku wareejisay Hay’adda NADFORD, si loogu daro Raashinka Kaydka ah ee Qaranka.

blankMunaasibad lagu qabtay Mashruuca Banka Wajaale ee Gobolka Gabiley, ayaa waxa hadallo ka soo jeediyey Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, Maareeyaha Hay’adda u diyaar-garowga Masiibooyinka iyo Kaydka Raashinka Faysal Cali Sheekh Maxamed, Isku-duwaha Wasaaradda Beeraha ee Gabiley, Maareeyaha Wasaaradda Beeraha ee Mashruuca Wajaale iyo Madaxda Gobolka Gabiley iyo kuwo Degmada Wajaale.

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay inay Wasaarad ahaan ku faraxsan yihiin inay arkaan wixii ay Wasaarad ahaan ku tabceen oo Qaranka loo kaydinayo, si mustaqbalka loo isticmaalo.

blankWasiir Seed, wuxuu sheegay in arrintani ku dhiirigelinayso inay dedaalka sii laban-laabaan, si wax soo-saarka dalku u gaadho heer ka wanaagsan halka Maanta uu marayo, jiraana qorsheyaal badan oo horunarinta Beeraha ah.

Maareeyaha Hay’adda u diyaar-garowga Masiibooyinka iyo Kaydka Raashinka Faysal Cali Sheekh Maxamed, oo isaguna halkaa ka hadlay ayaa Wasaaradda Beeraha iyo Masuuliyiinteeda oo Wasiir Seed ugu horreeyo uga Mahad-celiyey Raashinka ah ku soo wareejiyeen si ay Qaranka ugu kaydiyaan.

blankIntaasi ka dib, Wasiir Axmed Muumin wuxuu kormeeray Hangaro Hay’adda Kaydka Raashinka Qaranku ka dhistay Magaalada Gabiley, kaasi oo isla Maanta lagu rogay Raashinkii Wasaaradda Beeruhu ku wareejisay.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories