HomeDowladda Maraykanka oo ku Hawlan Hirgelinta Iskaashi Milatari oo Dhexmara Somaliland

Dowladda Maraykanka oo ku Hawlan Hirgelinta Iskaashi Milatari oo Dhexmara Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Washington (SLpost)- Dowladda Maraykanka ayaa ku hawlan hindise ay heshiis dhinaca ammaanka iyo Milatariga ah kula galayso Somaliland.

Xildhibaan James E. Risch oo ka tirsan aqalka odayaasha Maraykanka, lagana soo doorto gobolka Idaha, ayaa golahaas u gudbiyey wax-ka-beddel ay Dowladda Maraykanku ku samayso Miisaaniyadda Difaaca oo dhawaan aqalka Odayaashu ansixiyey.

blankMiisaaniyadda Difaaca Maraykanka ee Goluhu ansixiyey waxa ku jira Qadar dhaqaale oo loo qoondeeyey Heshiiska Amniga iyo iskaashiga difaaca ee Somaliland.

Waxa kale oo qorshaha difaaca Maraykanku uu la xidhiidhaa sidii looga hawlgeli lahaa saameynta Shiinuhu ku leeyahay Mandaqada Bariga Afrika, kaas oo lagu tilmaamay inuu ka hor-imanayo danaha Maraykanka ee gobolka.

Qorshahan Cusub ayaa loogu talo-galay dhiirri-gelin ah sidii looga hortagi lahaa Saamaynta Shiinuhu ku yeelan karo Biyaha Gacanka Cadmeed iyo Marin-biyoodka Baabul-mandab oo lagu tilmaamo marinka labaad ee Isu-socodka iyo Ganacsiga adduunka.

blank
US Senate Bill passed includes Budget for Somaliland collaboration

Hindisaha uu xildhibaan James E. Risch u soo bandhigay Dowladda Maraykanka, waxa uu in taageero la siiyo Somaliland ay sii adkaynayso dimuqraadiyadda iyo xasiloonida ka jirta.

Qorshaha dowladda Maraykanka ee ku wejahan iskaashiga Somaliland, ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay Dalka ku sugan yihiin wefti ka socda Goleyaasha Congress-ka iyo Senate-ka ee Maraykanka, kuwaas oo kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynaha Somaliland, Goleyaasha xeer-dejinta, Axsaabta Siyaasadda, ururrada bulshada Rayidka ah iyo Jaamacadaha dalka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories