Somaliland: Cudurka Covid-19 oo si lama filaan ah u Soo Laba-kacleeyey iyo Tirada Dad u geeriyooday
Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa sheegtay inay Shan qof gudaha dalka ugu geeriyoodeen Cudurka Covid-19 oo la sheegay inuu mar kale soo...
77 Ceel oo laga hirgeliyey Deegaanka Dhaboolaq iyo Bulshada oo ka dareen-celisya Wax-tarkooda
Hargeysa (SLpost)- Deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan Degmada Faraweyne ee gobolka Gobolka Marodiijeex, waxa maanta laga dhagax-dhigay Sagaal Ceel-biyood oo kharashka ku baxaya ay...
Golaha Wasiirrada Somaliland oo ka shiray Ammaanka dalka iyo Mushaharka Ciidamada oo 20% la kordhinayo
Fadhigii 78-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa...
Khubaro Reer Yurub ah oo Somaliland ka caawinaya Olole ka dhan ah Ganacsiga Sharci-darrada ah ee Duurjoogta
Prague (SLpost)- Khubaro u dhalatay Jamhuuriyadda Czech oo ku taalla Badhtamaha Qaaradda Yurub, ayaa Jamhuuriyadda Somaliland ka caawinaya dagaal ka dhan tahriibinta iyo ka-ganacsiga...
“Dalka waa lagu soo Duuley oo waxa la isticmaalayaa qaar innaga ah oo…” – Faysal Cali Waraabe
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo shalay gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska, ayaa ka hadlay xaaladda...
Taariikhda Dahabka ah ee Shirkada Daallo Airline iyo Abaalka Duugga ah ee ay Ku Leedahay Dadweynaha Soomaaliyeed
Kadib markii ay burburtay dawladii Soomaaliya, ee ay meesha ka baxday shirkadii diyaaradaha Somali Airline, isla markaana uu meesha ka baxay adeegii baaxada lahaa...
Somaliland: Maxaabiis Falal Argagixiso u xidhnaa oo Cafis Madaxweyne lagu sii daayey
Hargeysa (SLpost)- Xabsiga Dhexe ee magaaladda Hargaysa waxa maanta laga sii daayay shan maxbuus oo muddo ku dhaw 20 sanno u xidhnaa falal argagixiso. Sii-deynta...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

