Monthly Archives: July, 2021

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyey 279 Maxbuus

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu maanta soo saaray oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-697/072021 cafis ugu fidiyey maxaabiista dembiyada fudud...

“Baanka Dhexe iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay waa inay u dhaqmaan sida kuwo ka diiwaangashan caalamka” – Wasiirka Maaliyadda Somaliland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa Baanka dhexe iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay ugu baaqay inay adeegyadada...

SANAAG: Gobolka Kheyraadka iyo Quruxda ee Jamhuuriyadda Somaliland

Dal kasta waxa uu leeyahay gobol laf-Dhabar u ah taariikhda sooyaalkiisa, khayraadka dhulkiisa, quruxdiisa, wanaagga cimiladiisa, iyo degsiimadiisa. Gobolka Sanaag waa gobol ku sifooba...

Sharciyadda Baasaboorka Somalia iyo Sirta ku qarsoon oo Hargeysa lagu fashiliyey iyo Falkii lagula kacay Dhakhaatiirta Somaliland

Sharciyadda Baasaboorka Somalia iyo Sirta ku qarsoon oo Hargeysa lagu fashiliyey iyo Falkii lagula kacay Dhakhaatiirta Somaliland ee magaalada Muqdisho https://youtu.be/GjFgR03xVK0

Tallaabo Qofka Kasta oo Muslim ah u Noqonaysa Sadaqo iyo Xasanaad Jaari ah: u Hiili Walaalkaa ama Walaashaa oo gargaar u baahan

Walaalkeyga ama Walaasheyda Muslimka ahow, ma ogtahay in sadaqo kooban oo aad jeebbahadaas ka bixiso oo Adduunyo iyo Aakhiraba ku anfaysa ay waxtar weyn...

Ethiopia: DDSI oo Ciidamo u diray Gobolka Tigray ee Ethiopia

Jigjiga (SLpost)- Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa maanta magaalada Dhagaxle ku sagootiyay ciidamo tiro badan oo ka tirsan...

“Saleebaan Cali Koore waa mid ka mid ah Tiirarka Qaranka Somaliland”- Barnaamij laga diyaariyey Doorka Wasiir Koore ee Dhismaha Qaranimada JSL

"Saleebaan Cali Koore waa mid ka mid ah Tiirarka Qaranka Somaliland ku taagan yahay"- Daawo Barnaamij lagu diyaariyey Doorka Wasiir Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img