HomeSomaliland: Xukuumadda oo soo saartay Go'aan Gaadiidleyda ku qasbaya inay Caymis galaan

Somaliland: Xukuumadda oo soo saartay Go’aan Gaadiidleyda ku qasbaya inay Caymis galaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Hay’adda Caymiska Qaranka, ayaa Sabtida maanta soo saartay go’aan ku waajibinaya gaadiidleyda inay galaan iska diiwaan-geliyaan ama ku biiraan shirkadaha Caymiska laga bilaabo 24-ka bisha July oo maanta ku beegan.

Hay’adda Caymiska Qaranka waxa ay sidan ku shaaciyey Kulan ay isugu yeedhay mulkiileyaasha iyo maamuleyaasha Shirkadaha Caymis ee gaarka loo leeyahay, waxaana kulanka goob-joog ka ahaa Guddoomiyaha Baanka Dhexe iyo Guddoomiyaha rugta ganacsiga Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo Madax-dhaqameedka dalka qaarkood.

blankUgu horeyn, waxa kulanka ka hadlay oo faahfaahin ka bixiyey amarka cusub Agaasimaha Guud ee hay’adda Caymiska Qaranka Cabdiraxmaan Muuse Cabdi oo tilmaamay muhiimadda uu gaadiidleyda u leeyahay adeegga caymiska ee ay qabtaan shirkadaha gaarka loo leeyahay ee dalka ka dhisan.

Waxa kale oo munaasibadda hadallo ka jeediyey qaar ka mid ah maamuleyaasha Shirkadaha Caymiska ee gaarka loo leeyahay, kuwaas oo ugu weyn tahay shirkadda Takaful Insurance of Africa, waxaanay soo-dhaweeyeen go’aanka ay soo saartay hay’adda Caymiska Qaranka.

Muuqaalka Hoose ka daawo Warkan oo faahfaahsan iyo Hadallada masuuliyiinta iyo maamuleyaasha shirkadaha ka qayb-galay kulanka ku qabsoomay xarunta Hay’adda Caymiska Qaranka

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories