Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Geerida Marxuum Xildhibaan Axmed Xaashi Cabdi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u...
Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Sare ee Nuuradiin oo Kulan ballaadhan la yeeshay Waalidiinta Ardayda Wax ka barata
Hargeysa (SLpost)- Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Sare ee Wiilashada ee Nuuradiin, ayaa maanta kulan xog-warran iyo is-xaalwaraysi xambaarsan la yeeshay Waalidiinta Ardayda wax ka...
Golaha Wasiirrada Somaliland oo Go’aamo ka soo saaray Xaaladda Covid-19 iyo Kor-u-kaca Qiimaha Shidaalka
Hargeysa (SLpost)- Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta Warbixinno Lagaga Dhegeystay Wasiirrada Wasaaradaha Horumarinta Caafimaadka, Ganacsiga iyo Diinta & Awqaafta. Saddexda Wasiir...
Saddexda Xisbi Qaran oo Komishanka u gudbiyey Liisaska Murashaxiinta Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Maroodijeex
Hargeysa (SLpost)- Saddexda Xisbiga Qaran ee KULMIYE, UCID iyo WADANI ayaa maanta Komishanka Doorashooyinka Qaranka ku wareejiyey liisaska Murashaxiinta u taagan doorashada Golaha Deegaanka...
Somtel Somaliland issues new shares to the public with a price tag of $100 per share
Somtel, the telecom and technology service provider with the widest network coverage in the Somali region, has set the issue price for the shares...
Wasaaradda Beeraha Oo Hay’adda U Diyaar-garowga Masiibooyinka Qaranka Ku Wareejisay 2,800 Kiish Oo Raashin ah
Hargeysa (SLpost) – Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, ayaa Maanta Hay’adda u diyaar-garowga Masiibooyinka iyo Kaydka Raashinka Qaranka ku wareejisay 2,800 Kiish oo Raashin ah. Raashinkan...
Madaxweyne Muuse Biixi iyo Shirkadaha Shidaalka keena oo ka shiraya Qiimo-Korodhka ku yimi Shidaalka
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ka hadlay kor-u-kaca ku yimi qiimaha shidaalka oo toddobaadyadii u dambeeyey laga dareemay guud ahaan dalka,...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

