HomeMaamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Sare ee Nuuradiin oo Kulan ballaadhan la yeeshay...

Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Sare ee Nuuradiin oo Kulan ballaadhan la yeeshay Waalidiinta Ardayda Wax ka barata

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga Sare ee Wiilashada ee Nuuradiin, ayaa maanta kulan xog-warran iyo is-xaalwaraysi xambaarsan la yeeshay Waalidiinta Ardayda wax ka barata Dugsigaas.

Kulanka oo ku qabsoomay Xarunta Dugsiga sare ee Nuuradiin ee magaalada Hargeysa, waxa ka qayb-galay Maamulaha Guud ee Dugsiga Nuuradiin, Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiga, Waalidiin tiro badan, madax-dhaqameed, Culimo iyo Masuuliyiin ka socday Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland.

blankMaamulka iyo macalimiinta Dugsiga Nuuradiin, ayaa waalidiintiinta uga warramay dhacdo Dugsiga sare ee Wiilashada ka dhacday dhawaan kaddib markii qaar ka mid ah ardaydu dugsiga dhexdiisa ka sameeyen bannaan-bax khasaare baaxad leh loogu geystay Agabka iyo Dhismaha Dugsiga.

Maamulaha Guud ee Dugsiyada Nuuradiin faraca Wiilashada Ismaaciil Maxamuud Cakuush iyo qaar ka mid ah bareyaasha Dugsiga oo munaasibadda ka hadlay, ayaa sharraxaad ka bixiyey geeddi-socodkii waxbarasho ee dugsigu soo maray iyo qaabkii ay ku timi dhacdadaas oo ay sheegeen inay ku koobnayd arday tiro yar oo dugsiga ka tirsan.

Faahfaahinta warkan oo Maqal iyo Muuqaal ah iyo Hadalladii laga jeediyey munaasibadda kaga Bogo Muuqaalka Hoose.

Qaar ka mdi ah Waalidiinta ardaydoodu wax ka barato Dugsiga sare ee Nuuradiin oo munaasibadda ka hadlay, ayaa sheegay inay waalid ahaan ka xun yihiin falkii waxyeellada loogu geystay dugsiga, waxaanay ku dheeraadeen muhiimadda ay waxbarashadu u leedahay da’yarta iyo Qiimaha ay leedahay inay ardaydu ilaashadaan Hantida goobahooda waxbarasho iyo macalimiintoodaba.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories