Monthly Archives: February, 2021

spot_imgspot_img

“Doodaydii, Damacaygii iyo Dudmadaydii waxa la mooday inaan Kulmiye ka tagay, wali Kulmiye ayaa ka tirsanahay” – Maxamuud Xaashi

  Hargeysa (SLpost)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa sheegay in dudmadii uu ka qaaday guul-darradii ka soo gaadhay damacii siyaasadeed ee ku doonayey hoggaaminta xisbiga...

Cudurka Covid-19 oo Si Xooggan ugu faafaya Ethiopia & Somalia iyo Tirada Kiisas Cusub oo la shaaciyey

  Hargeysa (SLpost)- Cudurka Covid-19 ayaa xilligan xaalad aad u daran oo laga dayriyey ka maraya guud ahaan caalamka, kaddib markii caabuqa Coronavirus oo galaaftay...

Qaramada Midoobay oo Ka Markhaati-kacday Saamaynta Xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan ku yeeshay Gobolka

  Hargeysa (SLpost)- Qaramada Midoobay, ayaa ka hadashay Ahmiyadda Gobolka Geeska Afrika uu u leeyahay Qaaradda Afrika iyo guud ahaan Caalamka. Ergayga Xoghayaha guud ee Qaramada...

Imaaraadka Carabta Oo Soomaaliya ka reebay Waddamo Dadkooda la ogolaaday iyo Somaliland Oo Lagu Daray

  Abu Dhabi (SLpost)- Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa fasaxday in Dadka Ajaanibka ahi ee deggan ay dib ugu noqdaan Imaaraadka, haddii iyagoo dalka dibeddiisa ku...

Guddiga Doorashooyinka oo Saddexda Xisbi Qaran kala shiray Xeer-nidaamiyaha Doorashada

  Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta Kulan ku saabsan arrimaha u diyaar-garowga iyo u hoggaansanaan shuruucda doorashada la qaatay wakiillo ka socda Saddexda...

Impending Disastrous Dictatorship in Somalia Under Watch of International Community

  The international community guards and finances the government of Somalia on regular basis. It spends billions of dollars on Somalia with the purpose of...

Wefti ka socda Beesha Caalamka oo kulamo gooni-gooni ah la qaatay Hoggaanka Sare ee Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani

  Hargeysa (SLpost)- Wefti ka socda Saaxiibbada Beesha Caalamka ee taageera Doorashooyinka iyo Nidaamka Dimuqraadiyadda ee Somaliland, ayaa maanta kula la qaatay hoggaanka sare ee...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img