HomeGuddiga Doorashooyinka oo Saddexda Xisbi Qaran kala shiray Xeer-nidaamiyaha Doorashada

Guddiga Doorashooyinka oo Saddexda Xisbi Qaran kala shiray Xeer-nidaamiyaha Doorashada

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa maanta Kulan ku saabsan arrimaha u diyaar-garowga iyo u hoggaansanaan shuruucda doorashada la qaatay wakiillo ka socda Saddexda Xisbi siyaasadeed ee dalka.

Sida lagu sheegay war kooban oo ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka, ujeeddada kulanka dhexmaray KDQ iyo Xisbiyada ayaa ku saabsanayd sidii loo xoojin lahaa ku-dhaqanka xeer-nidaamiyaha lagu jideeyey qaabka ay xisbiyadu u xulanayaan murashaxiinta ka qayb-galaysa tartanka Doorashada.

blank“KDQ ayaa Kulan la qaatay Axsaabta Qaranka iyagoo kala hadlay Xeer-Nidaamiyayaasha & Habraacyadii ay u sameeyen Xulida Musharixiintooda taasoo ah talaabo uu waajibiyey Xeer Lr. 91/2020.

Qareenada KDQ ayaa iyaguna Axsaabta u sharaxay Hannaanka Xeerku rabo inay Axsaabtu wax u xulaan,” waxa sidaas lagu sheegay war-qoraal kooban oo ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka.

Warku waxa uu intaas ku daray in Sharci-yaqaannada Komishanka Doorashooyinku ay si faahfaahsan ugu sharraxeen wakiillada ka socday xisbiyada Tayayn iyo Waafajinta Xeer Lr. 91/2020 ee ay ku sameeyeen Hab-raacyadii iyo Xeer-Nidaamiyayaashii Xulidda Musharixiinta oo ay Saddexda Xisbi hore ugu gudbiyeen Komishanka doorashooyinka qaranka.

Sharci-yaqaannada KDQ waxa ay kulanka ka ballan-qaadeen inay diyaar u yihiin in ay xisbiyada qaranka taageero ka siiyaan wixii farsamo ah ee ku saabsan dabbaqidda xeer-nidaamiyaha Doorashada.

“Waxay Garyaqaanada KDQ Xisbiyada ka taageereen Farsamo ahaan siday Foomamka Musharixiintooda ka buuxbuuxinayaan u noqonayaan kuwo dhammaystiran oo si buuxda u waafaqsan Xeer Lr. 91/2020.” Sidaas ayaa lagu sheegay warka ka soo baxay Guddiga Doorashooyinka Qaranka.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories