Monthly Archives: January, 2021

spot_imgspot_img

Shirkadda Somcable Oo Abaalmarino Guddoonsiisay Shaqaalihii Ugu mudnaa Sannadkii tagay

  Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Maalgashiga, Agaasimaha Guud ee wasaaradda Shaqo gelinta, Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay munaasibad shirkadda...

Agaasimaha Guud ee Warfaafinta oo Ballan-qaad u sameeyey Shaqaalaha iyo Madaxda Wasaaraddaas

  Agaasime Maxamed Yuusuf oo ka warramay Wax-qabadkii uu Wasaaradda Tamarta ku soo kordhiyey iyo Qorsheyaasha Wax-qabad ee Wasaaradda uu xilkeeda maanta la wareegay Hargeysa (SLpost)-...

M/weyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland oo Qaddiyadda Jamhuuriyadda iyo Doodda Somalia ee Midnimada

  Hargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay in mawqifka madax-banaanida Somaliland aan marnaba laga noqon karayn, waxaanu xusay in Madaxda...

Somalilanders getting involved in Somalia Election must be charged with treason

  Lately, I have been seeing and hearing from the news that Somalilanders are supporting and endorsing the Somalia federal election and that their candidate...

Maxkamadda Sare JSL oo Sannadkii tagay ka garnaqday 23,810 Dacwadood iyo Noocyada Wax-qabadka u hirgalay

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta ka warbixiyay waxqabad-sannadeedkii maxkamadaha dalka u...

Guddiyada Musharixiinta Reeraha Kala Reeba Horta Yaa Kalsoonida Siiya?

  Beryahan waxaa warbaahinta kusoo badanyay niman guddi sheeganaya oo intay qol soo xidhaan odhanya waxaan matalnaa reer hebel oo anagaa goaminayana cida reerka u...

Booliska Somaliland oo Raadinaya Haweenay Muuqaal Tacaddi ah ka duubtay Gabadh yar oo u shaqaynaysay

  Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa baadi-goobaya Haweenay Muuqaal ka duubtay, isla markaana Baraha Bulshada ku baahisay Gabadh yar oo u shaqaynaysay, taas oo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img