Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay Shaqsiyaddii Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed Nuur oo ku geeriyooday Dalka Maraykanka
Hargeysa (SLpost)- Allah naxariistiisa Janno Haka waraabiyee waxa maanta dalka Maraykanka ku geeriyooday Marxuum Suldaan Cabdi Suldaan Muxumed Guray Nuur oo ka mid ahaa...
Saamaynta uu Cudurka COVID-19 ku yeeshay Dhaqaalaha Somaliland iyo Miisaaniyadda Dowladda oo la soo bandhigay
Hargeysa (SLpost)- Shirka todobaadlaha ah ee ay isugu yimaaddaan Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa maanta lagu soo bandhigay Saamaynta Dhaqaale ee uu dalka iyo xukuumadda...
HAMBALYO MEHER WACAN: Maxamed Cabdilaahi Cali Iyo Mumtaaz Maxamed Faarax oo Meherkoodu ku qabsoomay Hargeysa
Akram Rashiid Cabdi, Khadar Aadan Abokor, Mustafe Axmed Maxamuud (Buraale), Maxamed Saleebaan Muxumed, Maxamed Ismaaciil Xandule, Ayaanle Axmed Herer, Marwaan Sulub Cabdi, Safwaan Maxamuud...
Maxaa Sababay in Dowladda Djibouti Hoos u dhigto Cashuurta Badeecadaha Ethiopia ka dhoofiso Dalkeeda?
Djibouti (SLpost)- Dowladda Jamhuuriyadda Djibouti ayaa hoos u dhigtay 82.5% cashuurta ay ka qaaddo baddeecadaha Itoobiya ka dhoofiso Dekedaha dalkeeda sababo la xidhiidha wakhtigan...
Ficillada Dawladda Hoose Hargeysa Kula Kacdo Bulshada Danyarta Ahi Waa Baro-kicin ee Maaha Badbaado! – Faallo
Iyadoo Wakhti xaadirkan ay duruufaha nololeed ee bulshada danyarta ee ku nool caasimada somaliland ee hargeisa ay saameyn ku yeelatay xaalada dhaqdhaqaaq la'aanta ah...
“Haddii Dawladdu Ka Xishootay Inay Qaadka Joojiso, Masaajiddana Ha Ka Xishooto” – Sheekh Maxamed Cumar Dirir
Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee magaalada Hargeysa, ayaa dhaliilay go'aan ay xukuumaddu Somaliland ku amartay in...
Sifo Sharci ah ha Lagula Dagaalamo Cidkasta oo Faafisa Been-abuur iyo Macluumaad Khuraafaad ah
Faalo: Suxufi Maxamed Cirro Dalalka Adduunku waxa ay xiligan ku hawlan yihiin laba dagaal oo isbarkan oo kala ah; dagaalka lagu xakammaynayo xannuunkan halista ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

