Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Go’aamo Ka soo baxay Kulan Dhexmaray Wasaaradda Gaadiidka Somaliland iyo Iskaashatada Basaska Gobollada ee Horseed 

  Hargaysa (SLpost)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Soomaaliland Cumar Cabdilaahi Aadan ayaa maata shir kula yeeshay Xarunta Wasaaradda Guddiga Iskaashatadda Basaska...

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Bulshada U Sharraxay Qalad-fahanka Ka Digista Jamaca Masaajiddada

  “Waxa ay Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftay ugu Baaqaysaa Culimada in aanay ku deg-degin in ay Bulshada la wadaagaan Warar aan la hubin…” Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda...

Ciidamada Milatariga Ethiopia oo Xidhay Xuduudka Tog-wajaale ee u dhexeeya Somaliland iyo Saamaynta ka dhalatay

  Hargeysa (SLpost)- Ciidamada Milatariga dalka Ethiopia, ayaa maanta xayiray isu-socodka dadka iyo gaadiidka ee Xadka u dhexeeya Somaliland, gaar ahaan magaalada Tog-Wajaale. Ciidammada Milatariga dowladda...

Xukuumadda Somaliland oo Amartay in Masaajiddada la Xidho, Ajaanibka Sharci-darrada ku joogaana dalka ka baxaan

  Hargeysa (SLpost)- Guddida Qaran Ee U-diyaar-garowga iyo Ka-hor-tagga Xanuunka Coronavirus ee Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqay in muddo 4 todobaad ah la xidho isla...

Somaliland: Nuxurka Go’aamo Miisaan Culus oo saareen Guddiga Ka-hortagga Cudurka Covid-19

  Hargeysa (SLpost)- Guddida Qaran Ee U-diyaar-garowga iyo Ka-hor-tagga Xanuunka Coronavirus ee Somaliland, ayaa maanta soo saaray go’aamo hor leh oo lagaga hortagayo fiditaanka Cudurka...

Somaliland: Tirada Kiisaska Cudurka Covid-19 ee la Xaqiijiyey oo Korodhay iyo Xaaladda Caafimaad ee Dadka laga helay

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta shaacisay in saddex kiis oo cusub oo Coronavirus ah laga helay gobollada Awdal iyo Maroodijeex, taas...

Afhayeen Barkhad Batuun iyo Wasiir Faratoon: Mucaarid Lexejeclo Muujiyey iyo Muxaafid la Yimid Masuuliyad-darro

  Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Xisbiga WADDANI Md. Barkhad Jaamac Batuun oo saxaafadda la hadlay (Axad, 12 April 2020), ayaa muujiyey astaamaha lagu yaqaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img