HomeSomalia: Dadkii Ugu badnaa oo maanta u Geeriyooday Cudurka Covid-19 iyo 49...

Somalia: Dadkii Ugu badnaa oo maanta u Geeriyooday Cudurka Covid-19 iyo 49 Qof oo Laga helay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Muqdisho (SLpost)- Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, ayaa fiidnimadii caawa soo saartay warbixinta Caabuqa Coronavirus ee 24-kii saac ee u dambeyey, waxaana lagu shaaciyey in dadkii ugu badnaa ay gudaha Soomaaliya ugu dhinteen cudurkan.

Warbixinta ay soo saartay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, waxa lagu sheegay in 6-qof ugu geeriyoodeen Xannuunka 24-kii saac ee lasoo dhaafay gudaha dalkaasi Soomaaliya.

blankWaxa kale oo warbixinta lagu sheegay in 49 kiis oo Caabuqa Coronavirus ah, la diiwaan geliyey 24-kii saac ee lasoo dhaafay, taas oo noqonaysa tiradii ugu badnayd ee mar kaliya la shaaciyo Soomalaiya.

Warbixinta ay shaacisay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, waxa lagu sheegay in dadka maanta la shaaciyey 30 ka mid ahi yihiin rag halka 19 kalena yihiin Dumar. Laba qof oo ka mid bukaankii hore ugu diiwaan-gashanaa xannuunka covid-19, ayaa la sheegay inay ka soo kabteen cudurka.

Tirada guud ee gudaha dalkaasi Soomaaliya dadka laga helay caabuqa Coronavirus, ayaa gaadhay 286 qof, halka tirada dadka u geeriyooday xannuunkani yihiin Lix Qof.

blankWarbixinta wasaaradda caafimaadka Soomaaliya laguma xusin halka ay ku kala nool yihiin dadka loo diiwaan geliyey 24-kii saac ee lasoo dhaafay in ay qabaan Coronavirus, balse waxa loo badinayaa in tirada ugu badani ku sugan yihiin magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalkaas.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories