Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Ma Xuma In Wax Khalday Dib Loo Saxo…

  Aan ku ibo furo, qormadan kooban tuducyo ka mid ahaa Gabaygii Galangal ee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi:- "Anigiyo garaadkay haddaan, idin guddoonsiiyo geestayda waa iga...

Warqaddii Geerida – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 15aad

  Warqaddan oo uu tixraaceedu yahay – TQB26/XKT/28-5/6/87, kuna taariikhaysan 17 jeenawari, 1987-kii, Moorgan ayaa u diray Muqdisho isaga oo Hargeysa jooga. Moorgan wuxuu ku socodsiiyay...

Cadow Looma Cararo, Cudurna Looma Ciido (Ku Cibro Qaado Caalamkaa Dumay)

  Waxa aynu wada garanaynaa cudurada faafa in ay ugu dhacaan dadka qaabab kala duwan sida isagoo abaara qof kaliya (Sporadic), ama uu ku dhaco...

Somaliland: Isu-socodka Gaadiidka iyo Isu-soo-baxa Munaasibadda Ciidul-Fidriga oo Go’aamo laga soo saaray

  Hargeysa (SLpost)- Guddida heer qaran Covid-19, ayaa maanta shaaciyey go'aamo hor leh oo lagu xakamaynayo dhaq-dhaqaaqa bulshada iyo isu-socodka gaadiidka inta lagu gudo-jiro munaasibadda...

Xasan Guure Jaamac: Aragti iyo Mowqif ba Nin tiisa Suntaday buu ahaa!

  Ibraahim Xaaji Muuse Wacays oo ka mid ah saaxiibbada aanu isku jaal ku ahayn halgankii SNM iyo ka hor ba, ayaa,16kii Meey sannadkan 2020ka,...

Talo Ku Socota Dawladda Iyo Shacabka

  Marka hore waxaan u mahadnaqayaa Ilaahay subxaana watacaalaa ,marka xiga waxaan mahadnaqayaa xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland sida wanaagsan ee ay ugu dedaalayso ugana howlgalayso marxaladda...

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo Codsi u diray Madaxweynaha Somaliland

  Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ku deg-degtay go'aankii ay kula wareegtay gaadiidkii...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img