Yearly Archives: 2020

spot_imgspot_img

Maxaa Ka soo Kordhay Xaaladaha Cudurka Covid-19 ee Somaliland? – Xogta Warbixinta maalinlaha ah ee WHC

  Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa sheegtay  in 14 Qof oo cusub oo qaba xanuunka Covid-19 laga helay ka dib baadhis ay...

Siyaasi Cumar Dubbe oo Baaq Culus u Jeediyey Madaxweyneyaasha Somaliland, Somalia & Suldaan Siciid

  Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Cumar Dubbe Cali-yare, ayaa Baaq muhiim ah u jeediyey Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi iyo...

Si aan Turxaan Lahayn ha Loola Xisaabtamo Guddida Heer Qaran ee Covid-19 iyo Dowladda Somaliland

  Faalo Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Waxa aan jecelahay in aan si kooban uga faaloodo deeqaha kala duwan ee isugu jira lacagta kaashka ah iyo...

Somalia: Wasiirkii Labaad oo Muqdisho ugu Geeriyooday Cudurka Covid-19

  Muqdisho (SLpost)- Wasiirkii Deegaanka, Beeraha iyo Isbeddelka Cimilada ee maamul-goboleedka Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid, ayaa cudurka Covid-19 ugu geeriyooday magaalada Muqdisho oo xaaladdiisa...

Somaliland: Tirada Kiisaska Coronavirus oo Kor u dhaaftay 200 Qof iyo Dhimashada oo Korodhay

  Hargeysa (SLpost)- Tirada dadka laga helay xannuunka Covid-19 ee Somaliland, ayaa kor u dhaaftay 200 qof, kaddib markii baadhitaan caafimaad oo wasaaradda Caafimaadku samaysay...

Xogo laga helay Xaqiiqada iyo Qaabka uu u dhacay Weerar Nin Shaqaale Ka Ah Dugsiga Nuraadin Maasajid Dhexdii Ugu Gaystay Maamulaha Guud Nuuradiin

  Dhawaan Ayay Ahayd Markii wakhtiga Udhaxaysa Saaladii Makhrib iyo Tii ishaaci masaajid ku yaala xaafada boqol iyo kontonka ee magaalada hargaysa uu nin Katirsanaa...

Eng. Farxaan Axmed oo Si Adag uga Hadlay Hoggaaminta Madaxweyne Biixi, Guddiga Covid19 iyo Xaaladda Somaliland

  Eng Farxaan Axmed Maxamuud oo hore uga tirsanaan jiray Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ee dalka Maraykanka, balse beryahan ah Siyaasi madax-bannaan, isla markaana deggan Degmada...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img