HomeSiyaasi Cumar Dubbe oo Baaq Culus u Jeediyey Madaxweyneyaasha Somaliland, Somalia &...

Siyaasi Cumar Dubbe oo Baaq Culus u Jeediyey Madaxweyneyaasha Somaliland, Somalia & Suldaan Siciid

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Cumar Dubbe Cali-yare, ayaa Baaq muhiim ah u jeediyey Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Muuse Biixi Cabdi iyo Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale, waxaanu Farmaajo u soo jeediyey inuu aqoonsado Somaliland haddii uu doonayo inuu Taariikhda magac fiican ku yeesho.

Siyaasi Cumar Dubbe oo Salaasada 26-ka May 2020 Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxa uu Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale ugu baaqay inuu dowladda si dhaqso ah ugu soo wareejiyo Nin dil ka geystay degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag oo ka soo jeeda Bulshada uu Suldaanka u yahay, isla markaana uu ku soo laabto Miiska nabadda, isfahamka iyo isu-soo dhawaynta Dadka deegaanka uu Suldaanka u yahay.

Sidoo kale, Cumar Dubbe waxa uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inuu dib ugu celiyo Huteelka Hargeysa Clup oo uu maalgeliyey Suldaan Siciid, hase-yeeshee, Xukuumadda Somaliland dhawaan sheegtay inay dib ula wareegtay, si loo soo afjaro khilaaf tallaabadaa Xukuumadda ka dhashay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories