Ciidanka Booliska Somaliland oo Qabtay Lacag Sharci-darro ah oo Qaddarkeedu yahay Hal Milyan Dollar
Hargeysa (SLpost)- Ciidanka Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay Lacagta Madow ee Dollarka oo qaddarkeedu dhan yahay Hal milyan oo Dollar, taas oo la...
Doorka Goleyaasha Deegaanka ee Abuurista Adeeg Bulsho oo Hufan
Qalinkii: Axmed Nuur Muuse Hordhac: Jamhuuriyadda Somaliland (JSL) waa dalka qudha ee ku yaalla Geeska Afrika ee ay doorasho toos ah oo daah-furani ka dhacdo. Taas...
Madaxweynaha Somaliland oo Kulan la yeeshay Wakiilka Dowladda Taiwan iyo Arrimo laga wada-hadlay
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaarada Dalka Taiwan ku leeyahay Caasimadda Hargeysa, Ambassador Allen...
Hargeysa: Maxkamad Go’aan ka soo saartay Dacwad loo haystay Bilaal Bulshaawi
Hargeysa (SLpost)- Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta go’aan ka soo saartay eedaymo loo haystay wiil lagu Magaacabo Bilaal Bulshaawi oo dhalasho ahaan ka soo...
Hambalyo Meher: Deeq Cabdi Cali iyo Hoodo Maxamuud Cali
Suldaan Axmed Daahir Muuse, Admiral Cabdi Xirsi Ducaale, Yusuf Cismaan Garas, Aabo Cabdi Cali Siciid iyo Carruurtiisa, Garaad Maxamed Xirsi Ducaale, Xaaskiisa iyo Carruurtiisa,...
Farriinta Siyaasadeed ee ku lammaan Imaanshiyaha Maxamed Cumar Carte ee Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Raysal-wasaare ku-xigeenkii hore ee Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa cafis madaxweyne ku yimi magaalada Hargeysa, kaddib markii uu ka tanaasulay mabada’a...
Siyaasi Maxamed Cumar Carte oo Saamaxaad Madaxweyne ku yimi Hargeysa
Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Maxamed Cumar Carte oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, isla markaana Raysal-wasaare ku-xigeen ka soo noqday dalkas xilligii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

