Boqor Buur-madow ka hadlay Raali-gelintii Farmaajo, Kulankii Addis Ababa ku Dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Qodobbo kale
Hargeysa (SLpost)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaaqameedka Somaliland, ayaa soo dhaweeyey raali-gelin iyo cudur-daar uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi...
Boobe Yuusuf Ducaale oo Luuqad Adag kula hadlay Madaxweynaha Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale, ayaa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ku eedeeyey inuu Qabyaalad iyo kala-faquuq ku hoggaamiyo shacabka Soomaaliya, isla markaana...
Xisbiga Waddani oo Dhaliilo iyo Baaq Is-barkan u jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi
Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ku dhaliilay inaanay shacabka wax xog iyo faahfaahin ka siinin kulankii madaxweynuhu...
Xuska Ehlu Baytka Rasuulka (SCW) oo Hargeysa laga oogay
Hargeysa (SLpost)- Culimada Qaadiriyada ayaa kulan ballaadhan oo ay Hargeysa ku yeesheen Habeenkii Xalay ee Jimcuhu soo galayey, waxa ay munaasibad laysku arkay ku...
Guddoomiye Cirro oo Faahfaahiyey Natiijada Kulan Addis Ababa ku Dhexmaray Madaxweyne Biixi “Madaxweynuhu Shacabka ha u caddeeyo Kulankii Farmaajo”
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi ugu baaqay inuu si daah-furan shacabka ugu faahfaahiyey...
Madaxweyne Farmaajo oo markii u horeysay Raalli-gelin ka bixiyey Xasuuqii Dowladdii Siyaad Barre u geystay Shacabka Somaliland
Muqdisho (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa markii u horeysay ka hadlay xasuuqii dowladdii Siyaad Barre u geysatay Shacabka Somaliland, waxaanu weedho aan...
“Somaliland Waxanu soo galiney Computerkii Caalamka “ Sh Yusuf illaa Faratoon!
Bal dib iila milicsada oo aan idin xasuusiyo dhacdo aan filaayo in aad idinkuna xasuusan doontaan. Goobtu waxay ahay Khayriyada badhtamaha Hargeysa, waa cabaaro 10:00 Subaxnimo, waxaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

